Home / Wararka (page 19)

Wararka

Abraham Lincoln, Cabdullahi Axmed Caddow Iyo Raila Odinga; Guushu Yey La Dhalatay?!

Muqdisho – Guuldarradu ma ahan kama dambeysta wax walba, guushuna ma ahan gaba gabada farxadda, qof walba oo guuleysta mar buu soo guuldarreystay, qof walba oo guuldareystana mar buu guuleysan, waa xikmad iyo sunno kawni ah oo uu illaahay ugu ...

Read More »

Kenya oo laga mamnuucayo isticmaalka bacda ‘plastic’.

Muqdisho – Dowladda Kenya ayaa ku celcelisay in mamnuucista bacaha balaastiga uu meel-maray, marka la gaaro 28-ka bisha August-na uu dhaqan-gal noqon doono. Xog-hayaha Wasaaradda Deegaanka, Biyaha iyo Ilaha Dabiiciga ah, prof. Judy Wakhungu ayaa sheegay in isticmaalka, sancada iyo ...

Read More »

Caddayn iyo Sawirro: Darbi-jiifta qaar ayaa ka xarrago iyo labis jecel Maal-qabeennada.

Muqdisho – Darbi-jiifnimadu waa mushkilad caalami ah iyo dhibaatooyin bani’aadnimo oo qeyb ka ah caqabadaha nololeed ee Insaanka ku gadaaman. Noqoshada qof dib-jir ah oo jiifsada gidaaradda waa waaya’aragnimo xanuun badan. Qof kasta oo ina Aadan wuxuu xaq u leeyahay ...

Read More »

Eeyo leh midab buluug ah oo lagu arkay dalka Hindiya.

Muqdisho – Tiro eeyo buluug ah ayaa lagu arkay duleedka aagga warshadaha ee Navi Mumbai, dalka Hindiya taas oo warbixinnadu tilmaamayaan inay sababteeda leedahay wasaqda iyo haraadiga lagu qubo webiga Kasadi. Muuqaalka iyo sawirrada dhowr eeyood oo yeeshay midab buluug ...

Read More »

Muslim faqiir ah oo si yaab leh kaga mid noqday Xujeyda sanadkan.

Muqdisho – Oday ku nool tuulo kamid ah dalka Ghana kaas oo mid kamid ah shaqaalaha fogaan-aragga Turkish TV su’aalay ‘haddii diyaarad-yar uu ku geyn karo magaalada Makkah’ ayaa riyadiisa rumowday kadib markii sheekadiisu ku baahday baraha bulshada. “Waxaa ku ...

Read More »

Daawo sawirro: Nin darba-jiifta ugu deeqa kabo ay xirtaan

Muqdisho – Dagane ku nool New York, Andre McDonnell wuxuu waqtigiisa nasiinada badi ku qaataa u qeybinta kabo dadka darbi-jiifta ah. Helidda ururkiisa samafalka ee loo yaqaan ‘Its From the Sole,’ deeqsiga 42-jirka ah wuxuu qeybiyay in ka badan 5,000 ...

Read More »

Bisadda ugu xanaaqa badan internet-ka.

Muqdisho – Inteenna badan waxaa dhacda inaynan jecleysan rabaayaysiga iyo xannaanada mukulaalaha. Qaarkeen waxayba nacaan inay kasoo ag dhawaato. Warkan wuxuu dhiillo kusii abuuri karaa inta aan ka ahayn daryeelayaasha bisadaha. Waayo waxay ku qaadanaysaa muddo kale inay ka fikiraan ...

Read More »

Geedka ugu dheer adduunka.

Muqdisho – Taniyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’. Balse cilmi-baaris iyo daba-gal dheer kaddib, Hyperion ayaa la ogaaday inuu 10ft ka dheer yahay Giant. Taas waa natiijada usoo baxday koox ...

Read More »

Haweeney gudaafad ka dhex heshay lacag dhan $180,000

Muqdisho – Haweeney waayeel ah ayaa la argagaxday helidda boorso lacag ah oo ku jira gudaafad qashin oo dhinac taalla jidka, marka loo eego booliska Japan. Booliska Daishoji ayaa sheegay in haweeneyda jirta 75 sano ay gacantooda kusoo wareejisay lacag ...

Read More »

Geyfanayaal xuquuqda xayawaannada ah oo u riyaaqay fal Maroodi uu ku dilay ugaarsade.

Muqdisho – Kooxaha u dooda xuquuqda xayawaannada ayaa aad ugu riyaaqay maqalka dhacdo maroodi uu ku dilay ugaarsade gudaha dalka Namibia. Marka loo eego boolis goboleedka Otjozondjupa, 46-jir lagu magacaabo Jose Monzalvez kaas oo ku gaaroobay ugaarsiga kana yimid dalka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan