Home / Wararka (page 21)

Wararka

Nin si yaab leh isugu dhiibay booliska kadib markii………

Muqdisho – Danbiile ayay ku adkaatay helidda doorasho ka baxsan inuu isku dhiibo booliska waayo wuxuu doonayay in saraakiisha boolisku ay sawirkiisa foosha xun oo ay doonayeen ka saaraan baraha bulshada, marka loo eego booliska UK. Booliska South Wales ayaa sheegay ...

Read More »

Dhaqtar bilaash ku dabiiba dhibanayaasha danyarta ah.

Muqdisho – Marka rabshado hubaysan oo ka dhaca Chicago ay qabsadaan wararka ugu doorka roon, layaab kuma noqoto Dr. Daniel Ivankovich “Waa micnaha waddooyinka,” ayuu yiri Ivankovich, oo ah dhaqtar qallinka ku gaaroobay kana shaqeeya lama-galaan badan oo magaalada katirsan. ...

Read More »

La kulan – Tima-jaraha darbi-jiifta lacag la’aan ku qurxiya!

Muqdisho – Mark Buston oo ah ra’iisle reer New York, wuxuu leeyahay qalbi dahab ah. Wuxuu maalintiisa Axadda – oo ah tan kaliya uu fasaxa ka yahay howsha – uu si lacag la’aan timaha ugu jaraa dadka dib-jirta ‘darbi-jiifta.’ Sheekadiisa ...

Read More »

Lakulan – Samafalaha harharka cunnada maqaayadaha ku nafaqeeya darbi-jiifta.

Muqisho – 26-jirka reer New York ee Robert Lee waa mid kamid ah arwaaxda naadirka ah ee xirfadooda heerka sarreysa uga haray inay is-beddel ku sameeyaan dunida. Lee waa helaha Rescuing Leftover Cuisine’ oo ah dhaq-dhaqaaq sameeya dadaallo lagu cirib-tirayo gaajada ...

Read More »

Nin weeraray Taallada Ataturk kuna sheegay Sanam diinteennu diiday!

Muqdisho – Nin kamid ah dadka degmada Siverek ee dhacda koofur-bari dalka Turkiga ayaa weeraray taallada Ataturk – isaga oo yiri; ‘Sanam caabudku boos kuma lahan Islaamka,’ sida ay soo warisay Dogan News Agency. Ninka oo lagu sheegay Mehmet Malbora ...

Read More »

Dhaqtar sida dib-jirta u labista si uu bilaash ugu dabiibo darbi-jiifta ku nool Maraykanka!

Muqdisho – In ka badan 20 sano, Dr. Jim Withers wuxuu ku socdaalayaa jidadka Pittsburgh ee Pennsylvania – isaga oo kusii jeeda meelaha dib-jirtu gabaadsato, siiyana baxnaano, daweyn iyo daryeel caafimaad. Wuxuu samafalkiisa ugu yeeraa ‘dawada jidka’. Markuu ugu horreyn ...

Read More »

Cano Cristales – Webiga ‘Shanta Midab’ ama Qaanso-roobaad.

Muqdisho – Loo yaqaan ‘Webiga Shanta Midab’ ama ‘Webiga Qaansa-roobaad’, Cano Cristales waa mid kamid ah webiyada ugu cajiibka badan caalamka. Inta ugu badan sanadka, Cano Cristales river oo ku yaalla dalka Colombia kaliya waa mid aan ka duwanayn qulqul ...

Read More »

Lakulan – Nin maalin kasta shaqadiisa diyaarad ugu kicitima!

Muqdisho – Haddii aad kamid tahay dadka qaar oo aalaaba ka cawda socdaalka maalinleed ee shaqadiisa, sheekadan waxay ugu yaraan ku gelinaysaa xaalad degan. Nin ku nool Los Angeles kaas oo ka shaqeeya San Francisco ayaa lixda saacadood ee safarkiisa ...

Read More »

30 July – Maalinta Caalamiga ee Saaxiibtinimada.

Muqdisho – Dunideennu waxay wajahaysaa caqabado badan, musiibooyin iyo awoodo kala dhantaalaya midnimadeenna – sida saboolnimo, rabshado, ku xad-gudubka xuquuqda Insaanka iyo in kale – tanina waxay wiiqaysaa nabadda, nabad-gelyada, horumarka iyo xasiloonnida bulshooyinka caalamka. Si looga hortago musiibooyinka iyo ...

Read More »

Nin subax kasta webi kaga soo dabaasha aqalkiisa ilaa goobtiisa shaqada.

Muqdisho – Badi socotada magaalada Munich ee dalka Jarmalka waxaa saacado badan kaga baxa socdaalka jidadka mashquulka iyo jaamka la tiictiicaya subax walba, hayeeshe 40-jirka lagu magacaabo Benjamin David, socdaalku wuxuu dhabtii kaga dhigan yahay waaya’aragnimo raaxa leh. Maalin kasta ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan