Muqdisho – 15 July sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaaalaha ee wadamadooda. Ujeedada ugu weyn ee Maalintan ayaa sida wacyiga door ahaaneed ee awoodda ...
Read More »Wararka
Warbixin – Sida loo arko wax-qabadka Qurba-joogta Soomaaliyeed.
Muqdisho – Taniyo markii uu soo gurya-noqday, Abdirizak Xasan Maxamed wuxuu ku shaqo bilaabay aqoontii uu kasoo bartay dibadda. Waana mid uu ku doonayo inuu ku badalo ku tiirsanaanta dadkeennu ku tiirsanaaday aqoonta shisheeyaha. “Waxaan soo bartay cilmiga badaha, waxaana ...
Read More »11 July – Maalinta Dadyowga Caalamka.
Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Dadyowga taas oo raadisa inay diiradda saarto dardar-gelinta ah iyo muhiimadda xaaladaha dadyowga waxaa markii ugu horreysay dhistay Guddi QM u qaabilsanaa horumarinta barnaamijyada sanadkii 1989. Taniyo markaasna, Maalintan waxaa loo asteeyey 11 July sanad ...
Read More »Xaflad Xiritaan oo loo qabtay ardaydii ka qeyb-gashay Tartankii Qur’an aqris.
Muqdisho – Markii ugu horraysay taniyo markii la aas’aasay idaacadda Himilo ee magaalada Muqdisho, waxaa maanta ay qabatay xaflad tartan xiritaan oo loo qabtay arday gaaraysa 30 kuwaas oo ku tartamay 114 Qur’anka. Tanina waa natiijada ka dhalatay dhowr 10 ...
Read More »20 June – Maalinta Caalamiga ee Qaxootiga
Muqdisho – Duni rabshaduhu ay kumaankun qoysas ah ku qasbaan inay barakacaan maalin walba, hadda waa waqtigii la tusi lahaa sida loo garab istaagi karo. Si tan loo hir-geliyo, hey’adda QM u qaabilsan qaxootiga ayaa bilowday ol’ole loogu magac daray ...
Read More »Lakulan – Gabadha Soomaaliyeed ee Maalinle ula nool Qur’aan Aqriska!
Muqdisho – Nasro Abdiraxman waxay si maalinle ah ula nooshahay Qur’an aqriska xilliyada aysan macduurka ahayn. “Maanta haddaan aqrin waxaan dareemayaa culeys aad u weyn, waxayna noqotay mid ila fudud,” ayay tiri. “Kahor intaan gelin howlahayga xitaa waan arkayaa anigoo ...
Read More »Lakulan – Milkiilaha deeqsiga ugu fiican dalka Montenegro.
Muqdisho – Radomir Novakovic Cakan waa guulayste ganacsade ah oo ku nool Montenegro, kaas oo lagu naanayso ‘Milkiilaha ugu fiican Balkan iyo Aboowe’. Cakan oo leh shirkadda iibisa qalabka isboortiga Cakan Sports ayaa dhawaan u gudbay siyaasadda, wuxuu dhawaantanba sameeyey ...
Read More »Baaqa Naafada Qaranka – Halgamayaal Gargaar u baahan!
Muqdisho – “Waxaan nahay qeybaha nugul ee bulshada kamid ah oo baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana isugu jirnaa naafadii shalay iyo kuwii burburka kadib,” Faalladaas qiirada leh – oo ah dareen maalinle oo ku daabacan qaluubta dadka qaba baahiyada gaarka ...
Read More »Lakulan: Ninka kuleylka Cadceedda ku duba hilib Digaaga!
Muqdisho – Sila Sutharat, oo ah digaag-dube ku nool Phetchaburi, Thailand ayaa la yimid hal-fikir lala dhacay kaas oo uu ku dubo digaaga. Halkii uu ka isticmaali lahaa dhuxul iyo danab, wuxuu adeegsadaa 1,000 dhalooyin moobil ah kuwaas oo sare ...
Read More »Shirkad shaqaaleysiinaysa da’da ka weyn 55 jir!
Muqdisho – EverYoung oo ah shirkad tiknoolojiyeed xarunteedu tahay caasimadda Seol, Koofur Kuuriya ayaa leh hannaan gaar ah oo adag kaas oo ay u marto qaadashada shaqaale cusub – musharraxu waa inuu ugu yaraan jiraa 55 sano. Waxay sidaas kusoo ...
Read More »