Muqdisho – In badan sida Abdiraxman Maxamed Cabdulle, micnaha Qudba-siradu waxay la tahay halis ku hadoodilan dhibaato muuqata. “Qudba-sirada waxaan u aqaan in si hoose la isku basareysto ama meher-xad, mana ahan mid wanaagsan, waayo malahan guul laga gaaro inta ...
Read More »Wararka
Dhageyso: Warbixin kororka dhaqaatiirta Ajnabiga ah ee kusoo badanaya dalka.
Muqdisho – Muddooyinkii danbe, waxaa jiray tusaalayaal ifafaalo xanbaarsan oo muujinaya sida hagaagsan oo dalka ay ugu soo badanayaan rayidka ajaaniibta ah kuwaas oo inta badan ku yimaada iskaashi ay la sameystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalka ku sugan. Mid kamid ...
Read More »Marka ay Derisku is dulmiyaan!
Muqdisho – Nin ayaa aad uga carooday shinbirta dadka dhaajisa oo marka uu agmarayo habaarta. Taasina waxaa bartay haweeneyda leh. Hooyada laba-dhalka ah oo ku nool Talyaaniga ayaa waxaa mindi ku dilay deriskeeda kadib markii sida la tibaaxay ay shinbirteeda ...
Read More »Ned Norton – Sama-falaha Jir-dhiska u sameeya dadka Naafada ah.
Muqdisho – Ned Norton wuxuu u shaqeynayay sida tababare jireed oo katirsan tartamada Olombikada markii nin da’yar oo ka jaban laf dhabarta sare ee luqunta uu u yimid – isaga oo weydiistay kaalmo. “Ugu horreyn, ma aqoon wixii aan ka yeeli ...
Read More »Dhageyso: Warbixin ku saabsan haweeneydii Soomaaliyeed ee hal-gamaaga aheyd
Muqdisho – Markii ay Reer Galbeedku dunida kale isku dayayeen inay gummeystaan ama isticmaarsadaan, laguma soo dhaweyn nabad iyo farxad – lagumana galbin reynreyn. Taas waa markaynu ka hadlayno dalal ay kow ka tahay Soomaaliya oo loolan dheer la galay gumeystayaashii ...
Read More »5 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada
Muqdisho – Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna waxay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee sida maalinlaha ah loogu baahan yahay. Gef may noqoteen in marar ...
Read More »3 May – Maalinta Xurriyadda Saxaafadda
Muqdisho – Sanad kasta, 3 May waa taariikh loo dabaal-dego tiirarka aasaasiga u ah xurriyadda saxaafadda si loo qiimeeyo heerka xurriyadeed ee warbaahinta dunida; loogana difaaco weerarrada ku foolan madax-bannaanidooda iyo in ugu danbeyntii tacsi loo diro ehellada suxufiyiinta u ...
Read More »Marka aan Sabirka kaashanno!
Muqdisho – Tiirarka ugu weyn ee qofka u horseeda liibaan waarta iyo danbi dhaaf uu ka kasbado xagga Alle, waxaa kamid ah sabirka. Qof kasta wuxuu la miisaan yahay heerka uu ku eg yahay dulqaadkiisu. Si kooban marka loo yiraahdana, ...
Read More »Tusmada laga qaato Shaqsiyaadka Xanaaneeya Bisadaha
Muqdisho – “Yaanyuuraha sida aad aragto waa wehel; marka labaadna cayayaannada ayay waardiye kaaga noqdaan. Wax kugu soo dhawaanaya malahan – Masba Allaha ka dhigee.” Faalladaas waxaa bixinaya Ali Adan, oo ah xanaaneeye Bisad kaas oo ku dhawaad tobankii sano ...
Read More »1 May – Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Muqdisho – Kowdii Bishii May sanadkii 1886 xoogsato badan ayaa isugu soo baxay jidadka dalka Maraykanka – halgan weyn oo ay ku doonayeen in lagu yareeyo saacadaha shaqada oo aheyd 12 saacadood lagana dhigo 8 saacadood oo kaliya maalin kasta. ...
Read More »