Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhawaaqday in Eric Bailly ay kala soo wareegeen kooxda kubadda cagta Villareal uuna Red Devils u saxiixay heshiis afar sanadood ku heyn doona gegada Old Trafford. 22 jirkaan ayaa noqonaya saxiixii u horeeyay ee macallin ...
Read More »Wararka
Cayaaraha HIRDA Summer Cup oo lasoo gebagabeeyay + Sawirro
Waxaa Magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands, lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha Kubada Cagta Soomaalida ee xilliga xagaaga (HIRDA AFT 2016) kaasi oo ay sanadkaan ay ku loolamayeen illaa iyo 16-kooxood, kuwaasi oo isaga kala yimid gobolada kala gedisan ee dalka Holland ...
Read More »Manchester United oo u dhaqaaqeysa saxiixa Nemanja Matic
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa beegsaneysa wiilka qadka dhexe uga cayaara kooxda Chelsea Nemanja Matic. Macallin Jose Mourinho oo iminka metela United ayaa sanadkii 2014 markale ku biiriyay Matic kooxda Blues isagoo kasoo kaxeystay kooxda Benfica, wuxuuna laacibku saaxiib ...
Read More »Manchester City oo kusoo biirtay loolanka loogu jiro helidda saxiixa Hector Bellerin
Macallinka kooxda kubadda cagta Manchester City Hector Bellerin ayaa farta ku fiiqay in Bellerin looga baahan yahay gegada Etihad Stadium. Daafaca danbeedka midig uga cayaara kooxda kubadda cagta Arsenal Hector Bellerin ayaa muddooyinkii u danbeeyay diiradda u saarnaa kooxda uu ...
Read More »Xirfadlayaasha kubadda cagta ee dhanka cilmiga heerka ka gaaray
Waxaan eegi doonnaa tiro cayaartoy ah oo ay wehliyaan macallimiin xirfaddooda kubadda cagta meel ka gaaray oo dhanka kale barashada cilmiga heerar kala duwan ka gaaray. Socrates ayaa mar ahaa kabtankii qaranka Brazil oo markaa guulo badan ay gaareen xilli ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo
Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...
Read More »Feeryahanka qarnigii 20aad oo geeriyooday isagoo 74 jir ah
Halyeygii miisaanka feerka culus Mohamed Ali ayaa ku geeriyooday Isbitaalka ARIZONA oo xanuun hayay awgii loo dhigay maallintii Khamiista. Wuxuu la xanuunsanayay halyeygu dhibaato neef mareenka ka heysatay oo sabab uu u ahaa xanuunka Parkinson oo la sheegay mar in ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka
Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda
Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Fardowsa Sh.Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaysa.
Read More »Arsenal oo 24saac kusoo gebagabeyneysa saxiixa Jamie Vardy
Jamie Vardy ayaa 24 saacadood kaddib noqon doona laacib ka tirsan kooxda kubadda cagta Arsenal sida ay ku waramayaan wararka ka ag dhow kooxda Gunners oo Waqooyiga London ka dhisan. Arsenal ayaa wadahadal toos ah la furtay 29 jirkaan iyadoo ...
Read More »