Home / Wararka (page 70)

Wararka

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa toddobaad dhaqameedka Jaamacadda Simad waxaana inoo xog waramay Cabdiweli Maxamuud Faarax oo ah Kaaliyaha Guddoomiye ...

Read More »

Neymar oo qarka u saaran inuu heshiis dheeri ah u saxiixo Barcelona

Neymar Jr. ayaa lagu wadaa inuu heshiis lix sano oo dheeri ah kusii heyn doona Camp Nou qalinka ku duugo, si loogu deyriyo kooxaha xiiseynaya kabtanka qaranka Brazil. Wiilkan horaan loola xiriirinayay kooxaha Manchester United, Manchester City iyo Paris-Saint Germain ayaa iminka ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed

Read More »

Muqdisho United oo cagta marisay dhigeeda Somali Fruit

Kooxaha kubadda cagta Muqdisho United iyo Somali Fruit ayaa wada cayaaray kulankii u horeeyay ee dib u bilowga horyaalka heerka labaad ee dalkeena. Cayaarta oo ka dhacday gegada Banaadir Stadium ayaa durba weerar iyo weerar celis ku bilaabatay, iyadoo labada ...

Read More »

Horyaalka heerka labaad oo maanta dib u furmaya

Bugcadda Banaadir maanta waxaa dib uga furmaya horyaalka heerka labaad ee kubadda cagta Soomaaliya. Horyaalkan ayaa loo hakiyay si loo dhameystiro horyaalka heerka koowaad oo Arbacaddii tagtay soo idlaaday, guushiisuna ay raacday kooxda Banaadir SC oo hanatay goorteedii shanaad. Galabta ...

Read More »

Hooyo lagu xukumay 24 sano oo xarig ah kaddib markii ay nafta dhaafisay labo carruur ah oo ay dhashay

Samira Lupidi waa hooyo 24 jir ah oo u dhalatay dalka Talyaaniga, waxaanay maxkamadi ku xukuntay inay xabsiga ku qaadato 24 sanadood kaddib markii ay dishay carruurteedii. Hooyadaan ayaa qilaaf ay dhexmareen seygeeda oo telefoon ay ku wada hadleen, Caradii ...

Read More »

Real Madrid oo hamuun u qabta saxiixa Paulo Dybala

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa indhaha ku heysa saxiixa da’yarka qaranka Arjantiin Paulo Dybala oo metela kooxda shantii sano oo u danbeysay ka boqraneyd Serie-A  ee Juventus. Madaxa fulinta kooxda Juventus  Giuseppe Marotta ayaa gaashaanka u daruuray dhowaan inaysan kooxdu aqbali ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Axmed Maxamed Haadi ayaa soo jeedinaya.

Read More »

Shabakadda Twitter oo joojinaysa xarfaha xaddidan kolka wax la dhigayo mareegtaa

Warbixin laga sii daayay Tvga Bloomberg ayaa lagu sheegay in shabakadda Twitter ay ka tala baxeyso xarfaha xaddidan ee aan ka badneyn 140ka xaraf ee loo ogolyahay qofku inoo qoro marka uu wax dhigayo Shabakadda Twitterka. Isbadalkan ayaa sida Bloomberg ...

Read More »

Yaad ka taqaanaa Mataanaha Kubadda Cagta imminka ku xamaasha

Tiro cayaartoy wada dhashay oo kubadda cagta saaxadeeda magac ka sameeyay baa jira, Laakiin waxaan eegi doonnaa Cayaartoyda Mataanaha ah ee kubadda cagta xirfaddeeda ku xamaasha. MATAANAHA DA SILVA Rafael Da Silva iyo Fabio Da Silva, waa mataano daafaca ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan