Kooxda kubadda cagta Banaadir SC ayaa la guddoonsiiyay horyaalka Soomaaliya oo lix dhibcood ay ka hormartay koox walba oo cayaareysa xagaagan. Kulan cayaareedkii shalay ay la dheeshay kooxda booska labaad ee Dekedda ayaa kusoo idlaaday barbaro goolal la’aan ah, walow ...
Read More »Wararka
Hordhaca kulanka dhexmari doona kooxaha Banaadir SC iyo Dekedda
Kulankan dhexmaraya muruqyo weynta horyaalka ayaa galabta saacadda Geeska Afrika marka ay tahay 3:30pm ka dhici doona gegada Banaadir Stadium. Banaadir SC waa hogaamiyaasha horyaalka, toddobaadkii tegay ayayna u dabaal degtay hanashada horyaalka ee xilli cayaareedkan. Dekedda dadaal xoogan bay ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda
Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Axmed Maxamed Haadi ayaa soo jeedinaya
Read More »Horyaalka Kubadda Koleyga gabdhaha oo maanta furmaya
Waxaa maanta si toos ah uga furmaya gegada Wiish Stadium ee degmadda Cabdi Cabdicasiis horyaalka kubadda koleyga gabdhaha heerkiisa koowaad. Horyaalka kubadda koleyga heerkiisaa koowaad waxaa ka qeyb gelaya afar kooxood oo kala ah Horseed, Heegan, Nationlink iyo OFC. Kooxda ...
Read More »Cayaartoygii saddexaad oo 48 saac gudahood geeriyooday
Wiilka qadka dhexe uga dheeli jiray kooxda Clyde Chris Mitchell ayaa ku geeriyooday da’da 27 sano. Laacibka ayaa sidoo kale u soo cayaaray kooxo ay kamid yihiin Falkirk, Ayr United, Bradford City iyo Queen of the South. Kooxda kubadda cagta ...
Read More »Dhageyso: Warbixin xiiso gaar ah xanbaarsan oo aan ka diyaarinay gabar sida ragga oo kale kaxeysa gawaarida u kala goosha Magaalooyinka Wajaale iyo Hargeysa
Darawal ama Shufeer waa qofka awoodda u leh inuu maamulo Gaadiid ama Baabuur dul socda oogada Dhulka. Darawal waa qof xirfad iyo aqoon u leh inuu baabuur kexeeyo oo si fiican u yaqaana sharciga waddada isla markaana haysta shahaado ogolaansho ...
Read More »Qaladaadka taqaatiirta ay sameeyaan oo noqotay sababta saddexaad oo ay u dhintaan dadka Mareykanka.
Qaladaadka ay taqaatiirta sameeyaan inta ay ku guda jiraan qaliinada ama ay dawooyin qorayaan ayaa noqotay sababta 3aad oo ay u dhintaan dadka mareykanka marka laga soo tago cuduradda Wadnaha iyo Kansarka. Baaritaan arrintan ay qubaro ka sameeyeen oo lagu ...
Read More »Signjet iyo FC Muqdisho oo wada leh kulan lagu ogaanayo cidda heerka hoose ka casuuman
Kooxaha kubadda cagta FC Muqdisho iyo SIgnjet ayaa kulan cayaareed adag oo heerka hoose looga cararayo ku wada leh bugcadda Banaadir ee degmadda Cabdi Casiis. Cayaarta ayaa soo geli doonta galabta saacadda geeska Afrika marka ay tahay 3:30pm. Singjet kulankeedii ...
Read More »Elman iyo Heegan oo barbaro isla dhaafi waayay
Kooxaha kubadda cagta Elman ayaa barbaro la dhaafi weysay dhigeeda Heegan oo kulan cayaareed cajiib ah ay galabta ku wada cayaareen gegada Banaadir Stadium. Cayaarta ayaase barbaro goolal la’aan ah kusoo idlaatay, kooxuhuna way awoodi waayeen inay shabaqa iska soo ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo
Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...
Read More »