Home / Wararka (page 75)

Wararka

Signjet oo guul ay ka gaartay Horseed uga soo baxday boosaska heerka hoose loogu laabto + Sawirro

Kooxda kubadda cagta Signjet ayaa guul taariikhi aheyd ka gaartay dhigeeda Horseed kulan cayaareed ka dhacay gegada Banaadir Stadium. Liibaan Mukhtaar Xasan ayaa hogaanka u dhiibay Signjet daqiiqaddii 26aad ee qeybtii hore, goolkaa ayaana nasiinada lagu kala aaday. Qeybtii labaad ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto. Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa cudurka Ikfashinka iyo dhibaatooyinka ka ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed

Read More »

Maxaa laga bartay guushii Real Madrid ay ku gaartay Finalka Champions League

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa celcelis ahaan 1-0 uga badisay labadii lug oo afar dhammaadka ay la cayaareen kooxda Manchester City. Kulanka lugtii koowaad oo Etihad ka dhacay, barbaro goolal la’aan ah ayuu kusoo dhamaaday, hayeeshee cayaartii Bernabue ka ...

Read More »

Heegan iyo Saxafi oo barbaro isla dhaafi waayay

Kooxaha kubadda cagta Heegan iyo Saxafi ayaa kulan cayaareed muhiin ah ku dheelay gegada Banaadir Stadium. Saxafi ayaa carar ka joogtay kooxda ku soo xigta ee Signjet, waxayna dharbaaxada bilowday daqiiqaddii 36aad, markii uu gool u dhaliyay wiilka lanbarka 19aad ...

Read More »

Sirta Dahsoon ee ka danbeysa guuldaradda!!!

Aadmigu caadiyan ma jecla guuldarrada, hayeeshee guuldaradda oo aad ku bilaabato ayaa ku gaarsiin karta hormar sal leh oo ballaaran sida lagu ogaaday cilmi baaris cusub. “Guuldarradaada laba jibaar si guulahaagu ay u kordhaan” waa oraah Soomaalidu aad u isticmaasho ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waa toddobaadle aad ka dhegaysataan Idaacadda Himilo. Waxaa barnaamijkan toddobaadkan aan uga hadli doonaa mowduuca ka hadlaya afka Soomaaliga, waxaana marti inoogu ah Ustaad Cabdullaahi Maxamed Sheegow Ismaaciil Maxamed Samatar ayaana soo jeedinaya.

Read More »

Xaqiiq: Hiddink oo iska diiday leylinta kooxda Leicester

Tababaraha Chelsea sida kumeel gaarka ah u hogaamiya Guus Hiddink ayaa bilowgii xagaagan loo soo bandhigay qabashada shaqada kooxda Leicester, kahor inta kooxdaa aan lagu aaminin ninka reer Talyaani Claudio Ranieri. Hiddink ayaase iska diiday inuu u dhaqaaqo koox xagaagii ...

Read More »

Dhageyso: Warbixin aan kaga hadlayno agabyada laga adeegsado Waqooyiga Soomaaliya marka hablaha la guri geynayo

Warbixintan waxaan ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo. Waxaan uga hadli doonaa dhaqan si weyn looga adeegsado Waqooyiga Soomaaliya loona sameeyo hablaha Arooska ah ee la guri geynayo. Waxaa soo jeedinaysa Hanaa Maxamed ...

Read More »

Liverpool oo dooneysa saxiixa goolhayaha Manchester City Joe Hart

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa indhaha ku heysa saxiixa goolhayaha Manchester City Joe Hart, waana layaab haddii ay qandaraas ka saxiixato. Waxaa la tuhunsan yahay in goolhayaha Barcelona ter Stegen uu u soo dhaqaaqi karo Etihad, Macallin Guardiola ayaana indhaha ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan