Home / Wararka (page 78)

Wararka

Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Barnaamijka Aragtida Islaamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa ahmiyadda Aqlaaqda ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

United oo aan u ogolaan doonin Leicester inay horyaalka ku qaado Old Trafford

Kooxda kubadda cagta Leicester City ayaa Old Trafford ku soo booqan doonta dhigeeda Manchester United maallinta Axadda, guul ay halkaa ku soo gaarto ayaana ka dhigeysa inay u dabaal degto hanashada horyaalka Ingiriiska markeedii u horeysay taariikhda. Macallin Louis Van ...

Read More »

10 cayaaryahan oo Banaadir SC metelayay oo guul ka gaaray Horseed

Kooxda kubadda cagta Banaadir SC ayaa libin ay u baahneyd galabta ku soo hoyday gegada Banaadir Stadium, markii ay labo cad ka dhigtay kooxda ciidanka xooga Horseed. Qeybtii hore ee cayaarta waxaa lagu kala maray barbaro goolal la’aan ah, iyadoo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto. Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa cudurka Duumada, ama Malaariyada, Waxaa ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed

Read More »

Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo aan uga hadleyno dhibaatada Tahriibka

Barnaamijkan gaarka ah waxaan uga faaloon doonaa dhibta uu leeyahay tahriibka. Maxamed Sheikh Yuusuf Baari ayaa soo jeedinaya

Read More »

Jeenyo oo u awood sheegatay dhigeeda Saxafi

Kooxda kubadda cagta Jeenyo ayaa kulan xiiso badan ka hortagtay dhigeeda Saxafi oo ay ku wada kulmeen gegada Banaadir Stadium ee degmada Cabdi Casiis. Kooxda Jeenyo ayaa loolan ugu jirta hanashada horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta, halka Saxafi ay ...

Read More »

Daawo: Arday dugsi dhexe dhigata oo dagaal ku egeeyay macallinkooda

Dalka Shiinaha waxaa qabsatay falanqeynta arrin la xiriirta in arday dugsi dhexe dhigata ay feer iyo laad kala daaleen barahoodii oo ay is qabteen mid kamid ah ardaydii fasalka dhiganeysay. Macallinka ayaa warqaddii Imtixaanka ka qaaday arday fasalka ku jiray, ...

Read More »

Guardiola oo aan la dhacsaneyn qaab cayaareedkii kooxdiisa kulankii xalay

Maareeyaha kooxda Bayern Munich Pep Guardiola ayaa carabka ku dhuftay inuu aad uga xumaaday guuldarradii kasoo gaartay kooxda Caasimadda Madrid ka dhisan ee Atletido Madrid. Gool uu dhaliyay Niguez ayaa kaga filnaaday wiilasha macallin Diego Simeone inay guuldarro badaan macallin ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan