Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa booqatay gegada Coliseum Alfonso Perez oo ay kula dheeshay dhigeeda Getafe. Goolal ka kala yimid Karim Benzema iyo Isco ayaa ka dhigay Los Blancos inay cayaarta 2-0 ku hogaamiso. Gareth Bale ayaa qeybtii labaad ...
Read More »Wararka
Manchester United iyo Chelsea oo isku heysta saxiixa Marquinhos
Kooxaha kubadda cagta Manchester United iyo Chelsea ayaa loolan xoogan ugu jira daafaca reer Brazil Marquinhos. Daafacan 21 jirka ah ayaa qorsheynaya inuu isaga tago kooxdiisa PSG maadaama boos joogto ah uusan ku heysan oo boosaska kooxdaa daafaceeda dhexe ay ...
Read More »Liverpool oo shaacisay muddada uu garoomada ka maqnaan doono Emre Can
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xaqiijisay in muddo afar ilaa lix toddobaad ah uu garoomada ka maqnaan doono kubbad sameeyaheeda Emre Can oo dildillaac seedka anqawga uu kasoo gaaray. Xiddigan reer Jarmal ayaa toban daqiiqo garoonka ku dhex luudayay ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka
Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal ...
Read More »Banaadir SC oo dhibic muhiim u aheyd ka badbaadsatay Heegan
Kooxaha kubadda cagta Heegan iyo Banaadir SC ayaa kulan xiiso gaar ah lahaa ku wada dheelay gegada Banaadir Stadium. Bilawgii cayaartaba weerar aan kala joogsi laheyn waxaa qaaday kooxda horyaalka daafacaneysa Heegan, waxayna kooxda ciidanka booliska iska qasaariyeen dhowr fursadood ...
Read More »Dhageyso Barnaamijka Daraasaadka Dunida
Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed
Read More »Jeenyo oo guul gaartay xilli Feysal Xaashi uu saddexleey dhalliyay
Kooxda kubadda cagta Jeenyo ayaa guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Signjet oo ay wada dheeleen kullankii 70aad ee horyaalka heerka koowaad Soomaaliya. Signjet ayaa gool dhallinta bilowday markii Saciid Daahir Malabeey oo lanbarka 9aad u xirta uu shabaqa gaaray ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika
Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka
Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto. Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa cudurka Macaanka ama Sonkorowka. Waxaa ...
Read More »Adidas oo soo saartay kabo jeeb leh oo alaab muhiim ah aad ku xafidan karto
Goorta jeebkaaga aanad kalsooni badan ku qabin in uu ilaalin karo wixii aad ku ridato waa welwel dhibtiisu aanay yareyn, hayeeshee caqabadaas ayaa u muuqato mid dhammaad joogta oo xal in loo helay ayay u egtahay. Shirkadda Adidas ayaa soo ...
Read More »