Home / 2017 / August

Monthly Archives: August 2017

Tottenham oo heshiis la gaartay laacibka Fernando Llorente ee Swansea.

Muqdisho – Tottenham ayaa heshiis kala gaartay kooxda Swansea weeraryahankeeda  Fernando Llorente, sida ay warineyso Sky. Sky Sports News ayaa fahamsan inay Spurs bilowday wada-hadallo ay kula soo saxiixanayso 32 jirkan Talaadadii, isla markaana waxay heshiis la gaartay Swansea shalayto. ...

Read More »

Riyad Mehrez oo xulkiisa ka helay fasax uu kusoo dhameeyo ka tegistiisa Leicester.

Muqdisho – Riyad Mahrez ayaa ogolaansho ka helay Algeria si uu uga tago xerada tababarka xulka qaranka una dhamaystiro ka tagista  Leicester. Xiriirka kubada cagta Algeria ayaa ku dhawaaqay in Mahrez loo ogolaaday inuu ka tago kooxda qaranka Algeria islamarkaana ...

Read More »

Nin xarun daryeel u furay Eeyaha howl-gabka noqda.

Muqdisho – Bai Yan, qalbi-jilcane ku nool Hangzhou ayaa dhawaantan soo jiitay indhaha bulshada caalamka kadib markii la ogaaday in 7 sano ee lasoo dhaafay uu lacag dhan $150,000 ku bixiyay daryeelka iyo xanaanaynta Eeyaha howl-gabka noqday halkaas oo kuwii lasoo shaqeeyey ay ...

Read More »

Wiilka qasaalad uu isku dhex qariyay ay ku dhagtay muddo saacado ah.

Muqdisho – Wiil yar ayaa naftiisa baray in dheeshu mararka qaar ay dhimashada u dhowdahay kadib markii muddo saacado ah uu ku dhex xirmay qasaaladda dharka lagu dhaqdo, marka loo eego booliska dalka Ukraine. Booliska Kharkiv ayaa sheegay in loogu ...

Read More »

Sida PSG safkeeda oo Mbappe uu ku jiro noqonayo.

Muqdisho – 18-jirkan weerarka ka ciyaara ayaa ku biiri doona kooxda caasimadda isaga oo kaga imaan doona naadiga Monaco qaab amaah ah, kooxda ay Ligue 1 kawada dhisan yihiin ayaa bixin doonta €180 million oo lacagta Yurub ah xagaaga xiga. ...

Read More »

Alex Oxlade-Chamberlain oo Chelsea ka doorbidaya jecelna Liverpool.

Muqdisho – Arsenal qadkeeda dhexe, Alex Oxlade-Chamberlain ayaa hoos u dhigaya fursadda uu uga mid noqon karo kooxda heysata horyaalka  Premier League, sida ay warinayaan ilo wareedyo ay heleyso Sky. Gunners ayaa kala heshiisay xiidigan heerka caalami ee reer England ...

Read More »

Chelsea oo adduun dhan £15M Swansea kaga doonayso laacibka Llorente.

Muqdisho – Chelsea ayaa ku dhow saxiixa laacibka Fernando Llorente ee kooxda Swansea City oo adduun dhan £15 million lagu heli karo heshiiskiisa, sida ay fahamsan tahay Goal. Swansea ayaa si kastaba iibin doonin laacibka Llorente ilaa ay helaan baddal ay kaga kaaftoomaan. ...

Read More »

Gunners-ka oo City ka diiday dalab £50M oo Alexis ay ku doonayso.

Muqdisho – Arsenal ayaa iska diiday dalab ku kacaya £50 million oo Manchester City kaga doonayso laacibka Alexis Sanchez, sida ay fahamsan tahay Goal. Si kastaba, ilo ku dhow lakabyada ugu sarreeya kooxda ayaa Goal u sheegay inay ku niyad-weyn yihiin ...

Read More »

Chelsea iyo Atletico oo aan wali meel isla dhigin heshiiska Costa.

Muqdisho – Atletico Madrid waxay u muuqataa inay sugayso saacadaha ugu danbeeya ee suuqa si ay u hanato saxiixa laacibka Diego Costa xilli ay ku fashilantay inay bixiso adduunka uu kaga hayaami karo naadiga Chelsea. Kooxda Stamford Bridge ayaa laacibkan ...

Read More »

Daawo sawirrada – Fardaha dunida ugu quruxda badan.

Muqdisho – Gamaanku wuxuu had iyo jeer ahaa qeyb kamid ah nolosha insaanka – u eegis la’aan waqtiga iyo casriga lagu jiro. Wuxuu lahaa qeyb weyn oo noloshu la’aantiis aysan suura-gal noqoteen. Hayeeshe qarniyadii danbe oo adeegsiga gaadiidka afar-lugoodka uu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan