Himilo FM –Dadka qaar waxay gabayga u arkaan ereyo isku dhagan iyo maaddo lagu qasbo inay ku bartaan iskuulka. Hayeeshe, kuwa kale, waxay uga dhigan tahay mid kamid ah waddooyinka ugu waaweyn ee lagu muujiyo shucuurta iyo dareenka – qaab ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Wax ka ogow taariikhda goolhaye Cabdi Wali Gaatamow
Himilo FM –Cabdi Wali Colaad Qanyare oo ku caan baxay magaca Gaatamow waxa uu ku dhashay magaalada Beledweyn ee gobalka Hiiraan sanaddii 1980-kii. Waxa uu ku barbaaray magaalada Muqdsiho gaar ahaan degmada Dharkeynley xaafadda Macmacaanka. Waxa uu halkaasi kaga aflaxay ...
Read More »Man United iyo Arsenal oo bartilmaameedsanaya ‘Francisco Trincao’
Himilo FM –Weeraryahanka heerka caalami ee Braga Francisco Trincao ayaa sheegay in kooxaha Wolverhampton Wanderers, Arsenal iyo Manchester United ay doonayaan inay lasoo saxiixdaan xagaagaan. Trincao oo 19 jir ah ayaa labo kulan oo horyaalka ah u saftay kooxdiisa xilli ...
Read More »20 Maarso: Maalinta Caalamiga ee Farxadda
Himilo FM –Sanadkii 2013-ka ayay ahayd markii ugu horreysay ee lagu xuso Maalinta Caalamiga ah ee Farxadda gudaha shir ay kawada qeyb-galeen wiilkii uu awoowga u ahaa Nelson Mandela, Ndaba Mandela iyo gabadha uu dhalay madaxweynihi Maraykanka ee Bill Clinton ...
Read More »Shiinaha: Layli shaqo oo loo diray arday oo dhaliyay dood kulul!
Himilo FM –Macallin jaamacadeed ayaa abuuray dood kulul gudaha dalka Shiinaha markii uu ardayda siiyay layli shaqo oo dhigaya inay ku darsadaan 1667 saaxiib boggaga ay ku leeyihiin shabakadda xiriirka bulshada Shiinaha ee WeChat. Waxay tani ku helayaan ardayda darajada ...
Read More »Argentina: 5 jir ku lumay saxaro oo dib loo helay
Himilo FM –Wiil 5 jir ah oo la soo badbaadiyay kaddib muddo 24 saacood ah oo lagu la’aa saxaro ku yaalla galbeedka Argentina ayaa laga soo saaray isbitaal. Benjamín Sánchez ayaa la waayay maalintii Axadda ahayd xilli xubnaha qoyskiisa ku ...
Read More »Paris Saint-Germain oo afar xiddig kooxda ka direysa xagaagan
Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay diyaarinayaan in xiddigaha Gianluigi Buffon, Thiago Silva, Dani Alves and Julian Draxler ay xagaagan ka diraan kooxda. Buffon oo 41 jir ayaa u muuqda in qandaraaskiisa kooxda uu dhacayo xagaagan laakiin ...
Read More »Xavi oo dhaliilay tirada xulalka ka qeyb galaya koobka adduunka Qatar
Himilo FM –Halyeyga Spain ahna safiirka koobka adduunka ee caalamka 2022 ee Xavi ayaa rumeysan in 48 xul oo ka ciyaaraya dhacdada koobka adduunka ee Qatar aysan noqon doonin mid wacan. Sannadkii 2017, hay’adda kubadda cagta ee FIFA ayaa u ...
Read More »Hindiya: Dhimashada nin loo abuurayay timo oo dhalisay walaac badan
Himilo FM –Nin u dhashay dalka Hindiya ayaa geeriyooday kaddib markii uu maray howlgal caafimaad oo loogu beerayay timo sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Shrawan Kumar Choudhary oo 43 jir ah ayaa dhintay kaddib markii uu galay howlgal socday ...
Read More »Intee ayay la egtahay farxadda dadka reer Jarmal?
Himilo FM –Seddex meelood labo meel dadka Jarmalka oo la wareystay kahor maalinta farxadda adduunka ayaa sheegay inay yihiin dad faraxsan sida lagu xusay cod bixin si wadajir ah u sameeyeen YouGov iyo machadka SINUS Institute. 66% dadka la wareystay ...
Read More »