Home / 2019 (page 11)

Yearly Archives: 2019

Madaxda Arsenal oo doonaya Mikel Arteta inuu noqdo macalinka xiga ee Naadiga

Himilo – Madaxda kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay si rasmi ah ugu doorteen xiddigii hore ee qadka dhexe Mikel Arteta inuu yahay qofka u sharaxan ee noqon doona macalinka rasmiga ah ee kooxda. Naadiga ka dhisan Waqooyiga London ...

Read More »

Muxuu ahaa dalabkii layaabka lahaa ee uu jeediyay maxbuus Mareykan ah?

Himilo – Inta badan, maxaabiista Mareykanka ayaa la weydiiyaa dalabkooda kahor inta aan la toogan iyadoo ujeedka yahay in lagu qiimeeyo bini’aadamka lagana jawaabo codsigiisa ugu danbeeya. Gobolka Florida ee Mareykanka ayaa dhigay rikoor markii uu maxbuus ka aqbalay codsi ...

Read More »

03 Decemeber – Maalinta Caalamiga ee Naafada

Himilo – Xuska sanadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Naafada waxaa sanadkii 1992-kii asteysay QM. Ujeedku waa ilaalinta xuquuqda iyo bad-qabsanaanta dadka laxaadkoodu kala dhimman yahay ee ku jira dhammaan bulshooyinka iyo in sare loo dhigo wacyiga la xiriira xaaladaha ...

Read More »

Liverpool oo kula biirtay Man United doonista da ‘yar reer France ah

Himilo- Liverpool ayaa  kula tartami doonto Manchester United raadinta da ‘yarka kooxda Lyon Rayan Cherki. Inkastoo uu kaliya yahay 16 sano jir, weeraryahanka ayaa horay ugu soo ciyaaray kooxda waa weyn ee Lyon ee Ligue 1 iyo Champions League, isagoo ...

Read More »

La kulan – Deeqsiga daahsoon ee deymaha ka bixiya danyarta

HImilo- Dadka danyarta ah ee ku nool Istanbul waxaa la yaab ku noqotay deeqsiga dahsoon ee deymaha iyo qaamaha lagu leeyahay dadka ayaanka liita ka bixiya – isaga oo aan la kulmin. Caan wuxuu ku yahay inuu warqadda qaan-sheegadka oo ...

Read More »

Inter Milan oo indhaha ku heysa Pierre-Emerick Aubameyang

Himilo- Kooxda Inter Milan ayaa dalab u diri doonto weeraryahanka kooxda Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang marka la gaadho suuqa kala iibsiga bisha January. Xiddiga reer Gabon, oo qandaraaskiisu uu dhacayo 2022, ayaa lala xiriirinayaa inuu ka tagayo Emirates xagaaga. Real ...

Read More »

Lakulan – 10 jirka keligii nool ee diiday in la korsado!

Himilo- Waa 10 jir ku nool miyiga Vietnam, waxa uu diiday in la qaado mas’uuliyadda korriimadiisa kaddib markii uu waayay dhammaan qoyskiisa. Waxa uu ka doorbidday in uu keligii noolaado islamarkaana shaqeysto. Sheekada qalbiga taabaneysa ee wiilkan ayaa gaartay Malaayiin ...

Read More »

2 December- Maalinta Caalamiga ee baabi’inta Addoonsiga

Himilo- Addoomeysiga ma ahan keliya taariikhi. Ma uusan dhammaan qarnigii 19aad , balse waxa uu isku beddelay habab kale wuuna sii socday. Dad ka badan 40 milyan oo ruux ayaa dhibbanayaal u ah addoomeysiga casriga ah. Sida uu xaqiijiyay ururka ...

Read More »

Liverpool iyo Tottenham oo u dagaalamaya saxiixa Memphis Depay

Himilo- Liverpool iyo Tottenham Hotspur ayaa la warinayaa inay u dagaallami doonaan saxiixa weeraryahanka Lyon ahna Flop-kii Man United Memphis Depay marka uu furmo suuqa kala iibsiga xagaaga. Ninka reer Holland ayaa ku biiray United bishii May 2015 iyadoo ay ...

Read More »

Man United oo wadahadalo kula jirta wakiilka Arturo Vidal

Himilo- Manchester United ayaa xiriir rasmi ah la sameysay wakiilka Arturo Vidal oo ku aadan suuqa kala iibsiga ee Janaayo. Xiddiga heerka caalami ee dalka Chile ayaa la sheegay inuu u furan yahay inuu ka tago Barcelona ka dib markii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan