Himilo FM –Waxa uu diyaaradda ka soo raacay Seattle isaga oo ku socda Oslo hase ahaatee markii uu gaaray Frankfort waxa uu ka tagay garoonka isaga oo faarujiyay booskiisa diyaarada. Inta badan waxaa sameeya sidaasi rakaabka doonaya inay helaan tikityo ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Bayern Munich oo noqotay kooxdii ugu danbeysay ee la xiriirta Ivan Rakitic
Himilo FM –Bayern Munich ayaa ku biirtay liiska kooxaha xiiseynaya saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe Ivan Rakitic oo u ciyaara Barcelona. 30 jirkan ayaa ka dhaqaaqaya kooxda dhammaadka xilli ciyaareedkan iyadoo Barca ay heshiis la gaartay Frenkie de Jong, waxa sidoo ...
Read More »Sacuudiga: Afka Shiinaha oo kamid noqonaya manhajka waxbarasho
Himilo FM –Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in afka Shiinaha lagu biirinayo muqararaadka waxbarashada heerarka kala duwan ee boqortooyada. Wakaaalada wararka Sacuudiga ayaa shaacisay in afka Shiinaha uu kamid noqon doono muqararka waxbarashada heer kasta ee dalka Sacuudiga sida waxbarashada dugsiyada ...
Read More »20 Febraayo- Maalinta caalamiga ee cadaalada bulshada
Himilo FM –Cadaalada bulshada waa mabda’ tiir u ah wada noolaanshaha nabadeed iyo barwaaqo ee dalalka. Waxay imaan kartaa nuuca cadalaadan marka loo istaago sinnaanta dadka, xuquuqda dadka asalka ah iyo qaxootiga. Waxaa kale oo la tiigsan karaa cadaalada bulshadda ...
Read More »Gabdho da’yar ah oo lacag ka dhacay banki
Himilo FM –Booliiska gobalka Massachusetts ayaa u jeediyay labo gabdhood oo 14 iyo 15 jir kala ah eedeynta ah inay u dhaceen banki kaddib weerar hanjabaad ku dhisan oo ay qaadeen. Warka waxaa intaa lagu daray in gabadha 14 jirka ...
Read More »Maxay tahay sababta xiddigaha Real Madrid u taagersan yihiin Atletico Madrid?
Himilo FM –Xiddigaha kooxda Real Madrid ayaa doonaya inay arkaan kooxda ay xafiiltamaan ee Atletico Madrid oo ka badineysa kooxda Juventus lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League, halkaasi oo uu joogo xiddigii hore ee Real Madrid Cristiano Ronaldo. Kooxda ...
Read More »Wax ka ogow sababta loo iibinayo gobal ku yaala Mareykanka?
Himilo FM –Dalka Mareykanka, kumanaan qofood ayaa falcelin ka sameeyay warqad furan oo lagu iibinayo gobalka Montana ee dhaca waqooyiga dalkaasi si deymaha dalka lagu leeyahay loo yareeyo. Wrageyska Time ee Mareykanka ka soo baxa ayaa sheegay in 12 kun ...
Read More »Halkaan ka ogow ciyaaryahanno isu bedelay siyaasiyiin
Himilo FM – Xirafadda ciyaaraha waa mid kamid ah kuwa hadda lagu tilmaami karo in ay yihiin meesha ugu sahlan ee hanti lagu sameyn karo, haddaba halkaan Waxaan idinkugu soo bidhaamineynaa tiro ciyaaryahanno ah oo isu bedelay siyaasiyiin kaddib markii ...
Read More »Maqal:- Barnaamijka Aqoon-kaal
Taariikhda halyey Bashiir Jeenyo
Bashiir Cilmi Maxamed waxa uu ku dhashay degmada Warta Nabadda ee gobalka Banaadir sannadkii 1955-kii, waxa uu kamid ahaa ciyaartoydii ugu wanaagsanaa ee soo mara kubadda cagta dalka inta la xasuusto. Bashiir waxa uu ahaa shaqsi jecel in uu meel ...
Read More »