Himilo FM –Balan baalista waxaa lagu tiriyaa xayawaanada ugu quruxda badan si gaar ah kuwa xasharaadka, waxay leedahay qurux indho daraan-dar ah iyo midabo soo jiidasho leh. Waxay balan baalista ku habboon tahay deegaan kasta laakiin waxay ku badan tahay ...
Read More »Yearly Archives: 2019
La kulan – 50 jirka naafada ka ah aragga iyo maqalka ee ka shaqeeya garaash!
Himilo FM –Laxabiib Sentesii waa 50 jir u dhashay Aljeeriya oo naafo ka ah aragga iyo maqalkaba, waxa uu ku nool yahay magaalada Wahraan oo 400 km u jirta galbeedka caasimadda dalkaasi. Waxa uu Laxabiib ka shaqeynaa garaash lagu sameeyo ...
Read More »Man United oo u dhaqaaqaysa laacib katirsan Paris Saint-Germain
Himilo FM –Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diyaarinayaan ku qarash garreynta £262m laacibka weerarka ugu ciyaara kooxda Paris Saint-Germain Neymar marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Real Madrid ayaa wakhti dheer lala xiriirinayay inay u dhaqaaqayso Neymar, halka ...
Read More »Ford oo soo saaraysa sariir qof kasta booskiisa ku heynaysa!
Himilo FM –Shirkada gawaarida sameysa ee Ford ayaa ugu danbeyn soo saartay sariir caaqil ah oo xadeynaysa masaafada labada qofood ee ku jiifa. Waxay shirkada doonaysaa in barnaamijka lagu isticmaalo gawaarideeda ee oggeysiinaya qofka darawalka ah inuu dhaafay masaaxada loogu ...
Read More »Sidee dhafarka u saameeyaa shaqada maskaxda?
Himilo FM –Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday kala duwanaanshaha shaqada maskaxda dadka marka la eego dadka soo kaca xilli hore iyo kuwa ku daaha sariirta. Khubaro ayaa baaray shaqada maskaxda dhowr qofood oo loo qeybiyay labo koox; koox kacda ...
Read More »Arjen Robben “Anfield waa garoonka ugu xun.”
Himilo FM –Laacibka Bayern Munich Arjen Robben ayaa sheegay in uu Anfield u yahay garoonka ugu xun, xilli kooxda Liverpool ay ugu marti noqon doonaan wareegga 16-ka Champions League. Kooxda horyaalnimada Bundesliga ee Bayern Munchen ayaa u safri doonta kooxda ...
Read More »Morrocco: Haweenay ku tabarucday 1 Milyan oo doolar
Himilo FM –Haweenay u dhalatay Morocco ayaa heshay ammaan iyo bogaadin kaddib markay 1 Milyan oo doolar ugu deeqday mashruuc dugsi waxbarasho looga dhisayo galbeedka dalkaasi. Wararka warbahaahinta Morrocco ayaa tilmaamaya in Najiyah Nadiir la xiriirtay maamulka gobalka iyo wasaaradda ...
Read More »Maqal:- Barnaamijka Kas-wadaag
Sergio Romero oo sii joogaya Man Utd
Himilo FM – Sergio Romero ayaa lagu soo waramayaa in uu hoos u dhigay ka tagista kooxda Man Utd xagaagan, inkastoo goolhayahan uu ku dhibtooday kubadda cagta. Romero oo Man Utd ugu biiray si bilaash ah 2015-kii ayaa u ciyaaray ...
Read More »Real Madrid oo u dhaqaaqday laacib u ciyaara Man Utd
Himilo FM –Real Madrid oo muddooyinki ugu danbeeyay aad u raadineysay garab tayo sarre leh ayaa u dhaqaaqday laacibka mustaqbalka wanaagsan ku leh kooxda Manchester United ee Marcus Rashford. Da’yarka u dhashay qaranka England ayaa heshiis kula jira Red Devils ...
Read More »