Home / 2019 (page 125)

Yearly Archives: 2019

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 253aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 252aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Mbappe “Ma ahan in aan ka welwelno maqnaanshiyaha Neymar.”

Himilo FM –Weeraryahanka Paris Saint-Germain xiddiga lagu magacaabo Kylian Mbappe ayaa ku adkeystay in kooxda aysan u baahneyn ka walwalidda kulanka ay wajahayaan Manchester United ee tartanka Champions League. PSG ayaa u safri doonta Old Trafford lugta koowaad wareegga 16-ka ...

Read More »

Wax ka ogow dadka ugu hilib cunista badan caalamka!

Himilo FM –Waxaa laga yaabaa inaad maqashay dad badan oo ballan ku qaadaya inay yareynayaan cunista hilibka ama gebi ahaanba joojinayaan. Tani waxay qeyb ka tahay dadaal qofka uu ku doonayo inuu ku noqdo qof caafimaad qaba. Waxaa si guud ...

Read More »

Man United oo go’aamisay qiimaha la siin doono tababaraha xigga ee kooxda

Himilo FM –Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay miisaaniyad dhan £ 200M ay si joogta ah u siiso tababaraha cusub ee joogatada noqonaya dhawaan. Ole Gunnar Solskjaer ayaa loo magacaabay in uu noqdo sii hayaha xilka inta ...

Read More »

Masar: Haweenayda ugu da’da weyn oo hantideeda ugu deeqaysa dowladda

Himilo FM –Haweenayda ugu da’da weyn dalka Masar ayaa go’aansatay inay dhammaan hantideeda ugu deeqdo sanduukh lagu taageero dhaqaalaha Masar si looga gudbo duruufaha adag ee dalkaasi uu marayo islamarkaana loo taageero cadaalada bulshada. Fahiima Cali Ibraahim oo ka qeyb ...

Read More »

4 Febraayo- Maalinta caalamiga ee Kansarka

Himilo FM –Sanad kasta maanta oo kale, 4 Febraayo waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee kansarka. Yoolka maalintan waa in la dhiira geliyo lana xasuusto dhibanayaasha cudurkan nuucyada badan. Waxaa kale oo looga dan leeyahay xuska maalintan in la ...

Read More »

Marco Verratti oo taam u noqon doona kulanka Manchester United

Himilo FM –Marco Verratti ayaa qarka u saaran in uu dib u soo laabto kahor kulanka wareegga 16-ka  Paris Saint-Germain ay la ciyaarayaan Manchester United tartanka Champions League. 26 jirkan ayaan u ciyaarin kooxda Faransiiska tan iyo markii uu canqawga ...

Read More »

Juventus oo u dhaqaaqday xiddig muhiim ka ah garoonka Bernabeu

Himilo FM –Danbeedka biddix ee kooxda Real Madrid Marcelo ayaa ah dooqa koowaad ee kooxda horyaalnimada Taliyaaniga Juventus kuwaasi oo ku doonaya £40m, sida ay ku waramayaan warbixinada. Laacibkan ayaa muddo dheer joogay caasimadda Madrid isaga oo Bernabeu ku kharash ...

Read More »

Immisa saacadood ayay Turkida ku bixiyaan shabakadaha xiriirka bulshada?

Himilo FM –Baaritaan cusub ayaa muujiyay in dadka Turkida ee jecel shabakadaha bulshada ku xiriirto inay afar saacadood ku qaataan aaladaha lagu xiriiro sida facebook-ga iyo Instagram-ka. Marka la fiiriyo baaritaanka oo ay sameeyeen shirkadaha Cereyan Medya iyo GfK, 8-dii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan