Home / 2019 (page 18)

Yearly Archives: 2019

Daraasad: Ragga ayaa kaga nasiib badan dumarka shaqooyinka

Himilo- Baaritaan cusub oo uu sameeyay machadka caalamiga ee hoggaaminta haweenka ayaa daaha ka qaaday sababaha haween fara badan kahor taagan inay sii wataan shaqooyinkooda. Sida uu qoray wargeyska The Independent, ragga ayaa ku nasiib badan shaqooyinka waayo uma baahna ...

Read More »

Man City oo qorsheyneysa u dhaqaaqida daafac biddix oo Leicester City ah

Himilo- Manchester City ayaa isku deyi doonto inay heshiis la gasho Leicester City oo ku aadan saxiixa daafaca bidix Ben Chilwell xagaaga soo socda. 22-jirkan ayaa 36 kulan u saftay Leicester Premier League xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay wuxuuna isku muujiyay ...

Read More »

16 Nov – Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada

Himilo- Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada waxay ku dhalatay soo-jeedin ay sameysay hey’adda UNESCO sanadkii 1995-kii si loo karaariyo wacyiga dadweynaha ee la xiriira halista ku jirta dulqaad la’aanta. Waxaa loo dabaal-degaa 16 November sannad kasta si loo baraarujiyo cuquusha ...

Read More »

Maxaa rakaabka diyaarada loogu amraa inay furaan daaha daaqadaha?

Himilo – Waxaa jira sharciyo badan oo la raaco marka laga joogo safarada xagga hawada, waxaa kamid ah in aan sigaar lagu cabbi karin gudaha diyaarada iyo in la fadhiyo marka ay shidan yihiin tilmaamaha ammaanka. Sidaasi oo ay tahay, ...

Read More »

Jadon Sancho oo raba inuu ka tago Borussia Dortmund

Himilo- Jadon Sancho ayaa lagu soo waramayaa inuu diyaar u yahay inuu ku riixo bixitaankiisa kooxda Borussia Dortmund dhamaadka xilli ciyaareedkan. Da ‘yarkaan ayaa si weyn u saameeyay kooxda ka dhisan Bundesliga tan iyo markii uu ku soo biiray bishii ...

Read More »

Maqal- Bar Raad-reeb

Read More »

Waa kuwee xiddigaha ay iibkooda ka fiirsaneyso Napoli?

Himilo- Kooxda Napoli ayaa dhagaysan doonto  dalabayada laga keeno Kalidou Koulibaly iyo Dries Mertens dhamaadka xilli ciyaareedkan. Iyada oo ay ugu wacan tahay qaab ciyaareedkooda garoonka, labada nin ayaa haatan loo arkaa inay yihiin labo ka mid ah hantida ugu ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 36aad

Read More »

14 November – Maalinta caalamiga ee cudurka macaanka

Himilo- Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-deggaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay  Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii 1991-kii ...

Read More »

Barcelona oo aan dooneyn inay la kulanto qiimaha lagu doonayo Erling Haaland

Himilo- Barcelona ayaa ka bixi karta loolanka loogu jiray saxiixa Erling Haaland madaama aysan dooneynin inay la kulmaan Red Bull Salzburg lacagaha ay ku qiimeyso weeraryahanka  oo ah 85 milyan ginni. 19-jirkan, oo dhawaanahan lala xiriirinayay kooxaha sida Manchester United, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan