Home / 2019 (page 21)

Yearly Archives: 2019

Hantida bilyaneerada caalamka oo hoos u dhacday markii ugu horreysay muddo 10 sanno ah

Himilo- Hantida bilyaneerada caalamka ayaa hoos u dhacday markii ugu horreysay muddo ku simman 10 sanno sida ay tilmaameen warbixino cusub. Bankiyada UBS iyo PwC oo ah halka inta badan bilyaneerada dunida ku keydsadaan lacagaha ayaa xaqiijiyay hoos u dhaca ...

Read More »

Man United oo u safartay Jarmalka si ay ula kulmaan Ralf Rangnick

Himilo- Manchester United ayaa kulan dheer la qaadatay Ralf Rangnick si ay uga wada hadlaan doorka kooxda, sida laga soo xigtay The Athletic. Ku-xigeenka madaxa fulinta ee Red Devils, Ed Woodward, ayaa lagu soo waramayaa inuu u diray sarkaal United ...

Read More »

Fenerbahce oo dooneysa garabka Chelsea Pedro

Himilo- Kooxda Turkiga ka dhisan ee Fenerbahce ayaa wadahadalo la yeelan doonto Chelsea oo ku saabsan suurtogalnimada ay si xor ah ugula wareegi karaan Pedro xagaaga soo socda. Pedro, oo Stamford Bridge uga soo dhaqaaqay Barcelona 2015-kii, ayaa qandaraaskiisa Chelsea ...

Read More »

Croatia: Ciyaaryahan loo maxkamadeynayo sabab la xiriirta digaag

Himilo- Mid kamid ah ururada difaaca xuquuqda xayawaanada dalka Croatia ayaa go’aansaday in u dacwad ka gudbiyo ciyaaryahan kubadda cagta ah oo lagu eedeeyay in uu dilay digaag intii ay socotay ciyaar aan rasmi aheyn. Ivan Gazdek oo katirsan kooxda ...

Read More »

Aston Villa oo diidi doonta dalab kasta oo ay Man United ka gudbiso McGinn

Himilo- Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay Aston Villa ka jeesan doonto ‘haddii ay iskudayaan saxiixa xiddiga qadka dhexe ee John McGinn inta lagu jiro suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Red Devils ayaa la sheegay inay u aragto 25-jirka ...

Read More »

Real Madrid oo wadahadal kula jirta Fabian Ruiz

Himilo- Real Madrid ayaa la warinayaa inay la kulantay ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Napoli Fabian Ruiz si ay ugala hadlaan suurtogalnimada uu ugu dhaqaaqi karo caasimada Spain xagaaga soo aadan. Xiddiga reer Spain, oo Napoli kaga soo biiray Real ...

Read More »

Sababta Dibi Baxsad ah uu ku helay Taageero Shacab!

Himilo- Dibi culaabtiisu dhan tahay 650 kg ayaa maareeyey inuu ka baxsado xarun xoola-qalka ah ‘maxjar’ wuxuuna hadda helay dareenka dadweynaha dalka Croatia. Dibiga oo la yiraahdo Jerry wuxuu dhawaanahan hareer maraa goobaha ka fog xaruntii uu kasoo baxsaday. Wuxuuna ...

Read More »

44 jir aan wejigiisu dhab u korin oo lagu qaldo cunug yar!

Himilo- Inaad leedahay weji dhalinyar waa raasamaal aan la helin. Laakiin 44 jir ku nool dalka Shiinaha oo wejigiisa uu u eg yahay cunug jira kala bar da’diisa, waxay ku noqotay habaar. Waayo ma guursan karo. Qof walbana wuxuu u ...

Read More »

Wolves oo kaga horreysa Arsenal loolanka daafaca Dejan Kulusevski

Himilo- Wolverhampton Wanderers ayaa u aqoonsatay ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Atlanta BC Dejan Kulusevski inuu yahay mid macquul ah bisha Janaayo. Bishii hore, gudoomiye Jeff Shiff wuxuu cadeeyay in Wolves ay diyaar u tahay inay lacag ku qarash gareyso ...

Read More »

Man United oo diiday dalabkii ay Roma ka keentay Chris Smalling

Himilo- Kooxda Roma ayaa la warinayaa inay ku guuldareysatay dalab 13 milyan ginni ah oo ay ka gudbisay daafaca Manchester United Chris Smalling. Iyadoo Roma ay ku guuleysatay inay heshiis amaah ah oo hal xilli ciyaareed ah ku hesho daafaca ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan