Home / 2019 (page 27)

Yearly Archives: 2019

24 October- Macluumaadka aad uga baahan tahay maalinta Qaramada Midoobay

Himilo- Sannad kasta, 24 bisha October ayaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee Qaramada Midoobay, waxaana ujeedka uu yahay in lagu kasbado taageerada dadka caalamka iyadoo la barayo wax-qabadka iyo hiigsiga hay’adda. Haddaba waxaan halkan ku soo bandhigaynaa macluumaad kooban ...

Read More »

Real Madrid oo isha ku heysa beddelka Thibaut Courtois

Himilo- Real Madrid ayaa si dhow isha ugu heyso goolhayaha kooxda Athletic Bilbao Unai Simon iyadoo Thibaut Courtois uu weli halgan ugu jiro sidii uu ugu ciyaari lahaa kooxda reer Spain. Courtois ayaa Real Madrid kaga soo biiray kooxda Chelsea ...

Read More »

Arsenal iyo Liverpool oo loolan ugu jira saxiixa 17 jir reer Scottish ah

Himilo- Arsenal iyo Liverpool ayaa sidoo kale ugaarsanayaan daafaca Hearts Aaron Hickey, kaasoo u muuqda mid yeelan doona kooxo dhowr ah marka uu go’aansado inuu ka tago Tynecastle Park. Manchester City ayaa dhawaanahan lala xiriirinayay inay £ 1.5 milyan oo ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 26aad

Read More »

Haweenay dacwad ku gudbisay nin arroor kasta u qori jiray subax wanaagsan

Himilo- Farriin xambaarsan ‘Subax wanaagsan’ oo uu caadeystay nin dhallinyaro ah in uu u diro asxaabtiisa WhatsApp-ka ayaa sabab u noqotay in la saaro maxkamad. Sheekadan waxay ka dhacday magaalada Fujairah ee Imaaraadka Carabta markii haweenay u dhalatay wadamada Khaliijka ...

Read More »

Maddison oo qarka u saaran inuu niyad dilo Man United

Himilo- James Maddison ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu qandaraas cusub u saxeexo Leicester City inkasta oo ay jiraan warar sheegaya in uu ku biirayo kooxda Man United. Xiddiga qadka dhexe ee weerarka ayaa si xoogan ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 25aad

Read More »

Sawirro: Qoyska ugu ballaaran Ingiriiska oo rajeynaya cunuggii 22aad

Himilo- Inkastoo ay goor sii horreysay sheegtay in aysan mar kale dhali doonin haddana Sue Radford ayaa sugeysa cunuggeeda 22aad sida uu qoray bogga Metro. Ms Sue ayaa hooyo u ah qoyska ugu ballaaran dalka Ingiriiska iyadoo muuqaal la soo ...

Read More »

Real Madrid oo Isco iyo Mariano Diaz bixinaysa si ay u helaan hal xiddig

Himilo- Real Madrid ayaa ka Arinsanaysa  inay Isco iyo Mariano Diaz siiyaan Tottenham Hotspur  taas oo qeyb ka ah heshiiska ay kula soo wareegayaan Christian Eriksen bisha Janaayo. Los Blancos ayaa xiiso u qabta kubadsameeyaha reer Denmark laakiin ma keeni ...

Read More »

Borussia Dortmund oo qorshaynaysa qaadashada Ricardo Rodriguez

Himilo- Borussia Dortmund ayaa u aqoonsatay daafaca AC Milan Ricardo Rodriguez inuu yahay bartilmaameedka suuqa kala iibsiga ka hor bisha Janaayo. Halka 27-jirkan uu 89 kulan u saftay Milan tan iyo bilowgii 2017-18, kaliya afar kamid ah kulamadaas ayaa yimid ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan