Yearly Archives: 2019
Gabar – Is-qurxis qaliin oo ay gashay awgeed – labadeeda indhood isku qaban la’!
Himilo- Haweeney Shiinees ah oo adduun dhan 13,000 yuan ‘una dhiganta $1,850′ ku bixisay inay marto qaliinka baararka indhaha loogu sameynayo ayaa hadda awoodi la’ inay labadeeda indhood isku qabato – xittaa marka ay jiifsaneyso. Nuuca qaliinkan ayaa ah midka ...
Read More »Mid ka mida kooxaha reer Spain oo la xiriirtay Jose Mourinho
Himilo- Real Madrid ayaa durbaba xiriir la sameysay tababarihii hore Jose Mourinho iyagoo rajeynaya bixitaanka Zinedine Zidane, sida ay sheegayaan wararka. Maamulaha khibradda leh ayaa shaqada ka maqnaa tan iyo bishii December ee la soo dhaafay, markii shaqada Manchester United ...
Read More »La kulan – Samafalaha bixiya deymaha lagu leeyahay ardayda saboolka ah!
Himilo- Nin ku nool gobalka Florida ayaa go’aansaday inuu sameeyo is-beddel – isaga oo bixinaya dhammaanba deymaha hariimada ‘qadada’ ardayda ay ku cunaan dugsiyada dadweynaha. Waxay ku bilaabatay ugu horreynba qoraal lasoo dhigay barta facebook. Qoraalka ayaa lagu ogeysiinayay samafalayaasha ...
Read More »David Luiz “Waxaan ku guuleysan karnaa Premier League.”
Arsenal ayaa ku jirta booska seddexaad ee kala sarreynta horyaalla Premier League kaddib markii ay ku billowdeen si wacan iyaga oo ka hoos shaqeynaya tababare Unai Emery. Waxa ay sagaal dhibic ka hooseeyan Liverpool oo iyadu hoggaanka u heysa balse ...
Read More »Mesut Ozil “Meelna ugama socdo Arsenal.”
Himilo- Mesut Ozil ayaa meesha ka saaray wararka ku jira suuqa ee tilmaamay in uu ka tagayo kooxda Arsenal isaga oo ku adkeystay in garoonka Emirates uu yahay hoygiisa islamarkaana uu ku faanayo heshiiskiisa illaa xagaaga 2021. Ozil oo kamid ...
Read More »17 October – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Saboolnimada
Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ku dhawaad ...
Read More »Koox London ka dhisan oo xiriir la sameysay Jose Mourinho
Himilo- London weli waxay fursad kale u noqon kartaa Jose Mourinho, waana koox kale oo ka dhisan caasimadda England, isaga oo horey u soo maamulay Chelsea. Tottenham waxay u baahan tahay in la xaliyo dhibaatada heysata iyada oo hadda lasoo ...
Read More »Jorge Mendes “Ronaldo waa xiddigii ugu fiicnaa kubadda cagta abid.”
Himilo- Cristiano Ronaldo waa midkii ugu fiicnaa taariikhda kubadda cagta kaddib markii uu gaaray in la dhaliyo 700 gool sidaa waxaa yiri wakiilkiisa Jorge Mendes. Waxa uu ku guuleystay 5 jeer oo Ballon d’Or, kaddib markii uu wax qabad la ...
Read More »16 October- Maalinta caalamiga ee cuntada
Himilo- Dadka caalamka ee ku nool deegaanada magaalooyinka ayaa ahaa 5% sannadkii 1800 marka la eego xoggaha hay’adda Qaramada Midoobay. Tiradaasi way korortay iyadoo noqotay 47% sannadkii 2000. Muddo 10 sanno gudaheed ah, waxaa la filayaa in tirada gaarto 65% ...
Read More »