Himilo- Gareth Bale ayaa go’aansaday inuu ka tago Real Madrid xagaaga soo socda ka dib markii laga saaray kooxdii wajahday Club Brugge isbuucii hore. Xiddiga reer Wales oo ugu soo dhaqaaqay Bernabeu adduun lacageed rikoor ah oo dhan 85 milyan ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Maqal- Casharka Abu Shujaac: Darsiga 18aad
Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 17aad
Man United oo mar kale kormeer ku samaysay laacib katirsan Lyon
Himilo- Indha indheeyayaal ka socday Manchester United ayaa goob joog ka noqday kulanka ay Lyon isbuucan wajahayeen kooxda Saint-Etienne si ay u daawadaan weeraryahanka Moussa Dembele . Iyada oo kooxda ka ciyaarta Premier League ay ku guul darreysatay inay beddel ...
Read More »Real Madrid oo raacdada Van de Beek kaga sarreysa Man Utd
Himilo- Real Madrid ayaa hoggaaminaysa raacashada loogu jiro saxiixa macnaha badan sameeyay xagaagi laga soo gudbay ee Donny van de Beek iyaga oo ka sarreeya kooxda liidashada sameysay todobadii fasal ee lasoo dhaafay waase Manchester United. Van de Beek, waa ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 16aad
Masar oo qaadaneysa sharci ku saabsan furriinka oo aan ka jirin dalalka Carabta
Himilo- Hay’adda maaliyadda guud ee Masar ayaa diyaarineysa sharci cusub oo ku saabsan xaaladaha furriinka dalka Masar iyadoo noqonaysa tallaabadii ugu horreysay ee taariikhda dalka. Sida warbaahinta Masar qortay, hay’adda ayaa ka arrinsaneysa diyaarinta hindise-sharciyeed tilmaamaya in heshiis ceymis ah ...
Read More »Weeraryahanka Man City Gabriel Jesus oo laga doonayo Spain
Himilo- Weeraryahanka Manchester City Gabriel Jesus ayaa bartilmaamed u ah naadiga reer Spain ee Real Madrid. Inkastoo Jesus dhaliyay 49 gool tartamada oo dhan tan iyo markii uu u saxiixay kooxda ka dhisan Premier League 2016, ciyaaryahanka reer Brazil waligiis ...
Read More »James Maddison oo noqday bartilmaameedka koowaad ee Spurs
Himilo- Tottenham Hotspur ayaa la warinayaa inay diyaar u tahay inay u dhaqaaqdo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Leicester City James Maddison haddii Christian Eriksen uu ka tago kooxda. Iyada oo Deenishku aanu muujin wax calaamado ah oo ah inuu qalinka ...
Read More »05 October – Maalinta Macallinka Adduunka
Himilo- Maalinta Caalamiga ee Macalinka waxaa loo dabaal-degaa 5 bisha October sanad kasta taniyo sanadkii 1994-kii si loo weyneeyo doorka ay horumarinta bulshooyinka kaga jiraan. Xuska sanadkan waxaa hal-ku-dheg ahaan loo qaatay: Macalimiin da’yar ah: Mustaqbalka xirfada, waxayna tani daba ...
Read More »