Yearly Archives: 2019
Juventus oo isha ku heysa xiddiga khadka dhexe ee Chelsea Willian
Himilo- Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Willian inuu yahay saxiix macquul ah xagaaga. Kubadsameeyaha ayaa ku riyaaqay guulo wax ku ool ah oo lix sano oo uu ku qaatay Stamford Bridge, ...
Read More »Maxaa ku qasbaya haweenka Ruushka inay ku guursadaan da’ dhexaadka?
Himilo- Dalka Ruushka, haweenka ku guursada da’ dhexaadka ayaa sameeyay rikoor cusub tan iyo muddo lix sanno ah sida ay qortay warbaahinta dalkaasi. Madaxa xafiiska horumarinta gobalka ee jaamacadda Plekhanov Russian University of Economics ayaa sheegtay in inta badan haweenka ...
Read More »West Brom iyo Aston Villa oo ka mid ah shan koox oo lala xiriirinayo xiddig daafac ah
Himilo- West Brom ayaa loo tixgaliyay inay xiiseynayaan daafaca dambeedka middig ee kooxda Coventry City Sam McCallum – laakiin keligood maahan. Albion,Aston Villa, Leeds United, Nottingham Forest iyo Huddersfield Town ayaa dhamaantood loo aqoonsaday inay xiiseynayaan saxiixa xiddiga reer Coventry ...
Read More »Neville oo u sheegay United inay la soo wareegaan shan xiddig kaddib guuldaradii West Ham
Himilo- Gary Neville ayaa sheegay in Manchester United ay u baahan tahay inay soo iibsato ugu yaraan shan ciyaaryahan kaddib qaab ciyaareedkoodii xummaa ee ay ku billowdeen xilli ciyaareedka Premier League. Red Devils ayaa ku dhacday guuldaradii 2-0 ee ka ...
Read More »23-ka September- Maalinta caalamiga ee afka tilmaanta
Himilo- Ku dhawaad 72 Milyan oo qofood ayaa naafo ka ah maqalka caalamka oo dhan. 80% dadkaasi waxay ku nool yihiin dalalka soo koraya. Wadar ahaan, waxay adeegsadaan 300 luqadood oo ah afafka kala duwan ee tilmaanta sida laga soo ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 7aad
Fenerbahce oo dalab cusub ka gudbineysa xiddiga Rojo
Himilo- Kooxda Fenerbahce ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay cusbooneysiiso xiisaheeda daafaca Manchester United Marcos Rojo billowga sannadka 2020. Inkastoo si xooggan loola xiriirinayay ka tagida Old Trafford xagaagii la soo dhaafay, Rojo ayaa la sii joogay ...
Read More »Xiddig lala xiriirinayo United oo ku faraxsan naadigiisa Leicester City
Himilo- James Maddison ayaa soo jeediyay inuu dareemayo in gurigiisa oo kale tahay kooxda Leicester City, inkasta oo la isla dhexmarayo inuu ku biirayo kooxda Man United. Xiddiga khadka dhexe ayaa saameyn weyn ku yeeshay King Power Stadium tan iyo ...
Read More »Baarlamaanka Uzbekistan oo sharci cusub ka soo saaray xafladaha arooska
Himilo- Baarlamaanka Uzbekistan ayaa soo saaray sharciyo cusub oo ku qotoma xafladaha arooska iyadoo loo dejiyay shuruudo adag si looga baaqsado kharashaadka ka badbadinta ah ee guurka sida ay qortay wakaalada Reuters. Inkastoo celceliska dakhliga caasimadda Tashkent iyo magaalooyinka kale ...
Read More »