Himilo- Madaxa fulinta bankiga ugu weyn Jarmalka ayaa la kulmay xaalad maaliyadeed oo adag oo ku qasabtay in uu lacag ka ammaahdo darawalkiisa gaarka ah. Christian Seven oo ah madaxa fulinta bankiga Deutsche Bank Group ayaa qirtay in uu lacag ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Maqal: Barnaamijka Aqoon-kaal
Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 6aad
Haweeney – Qosolkeeda badan awgiis – Afku iskugu qabsami waayay!
Himilo- Haweeney Shiinees ah ayaa dhawaan awoodi waysay inay isku qabato labadeeda daan ee afka kaddib markii fadhiga gowsaha ay kala durgeen. Waxaana tani ay timid markii ay si xad-dhaaf ah u badsatay qosolka. Shilkan ayaa dhacay bilowgii bishan iyada ...
Read More »Messi oo qiimeyn cusub ku garaacay Ronaldo
Himilo- Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa dunida ka sameeyay saameyn cajiib ah iyaga oo weli fursad u heysta inay wax kale sii qabtaan, wakhtiga uga haray ciyaarista kubadda cagta. Juventus xiddigeeda Ronaldo oo 34 jir ah iyo Barcelona laacibkeeda ...
Read More »21 September – Maalinta Caalamiga ee Nabadda
Himilo- Maalinta Caalamiga ee Nabadda waxaa sanadle loo qabtaa 21-ka bisha September si loo garowsado dadaallada shaqsiyaadka, ururrada iyo dowladaha ay ku dhameynayaan colaadaha kuna soo dabaalayaan nabadda. Shinbirta ayaa u ah astaan lala xiriiriyo Maalinta Caalamiga ee Nabadda. Hal-ku-dhegga ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan biyaha
Himilo – Waa dareere waxaase u dheer labo xaal oo kale. Waa noole bile aan laga maarmin. Waayidooda waxaa ku naf waaya kummannaan nafley ah. Waa dawada ugu horreysa uguna muhiimsan dunida. Waan ku abtirsannaa. Nolosha noolaha oo dhan ayaa ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 5aad
Barcelona oo daawatay geesigii Red Bull Salzburg ee UCL
Himilo- Kooxda Barcelona ayaa la warinayaa inay u aqoonsatay weeraryahanka kooxda Red Bull Salzburg Erling Braut Haland in uu yahay xiddig macquul ah saxiixiisa mustaqbalka. Inkastoo 19 jirka loo tixgeliyo inuu yahay mid ka mid ah rajada ugu sarreysa ee ...
Read More »Varane oo ku qancinaya mid ka mida xiddigaha PSG ku biirida Real Madrid
Himilo- Daafaca Raphael Varane ayaa soo jeediyay inuu ka dhaadhiciyo weeraryahanka Paris Saint-Germain Kylian Mbappe inuu mustaqbalka ku biiro Real Madrid. Inkasta oo Mbappe si joogta ah loola xiriirinayay inuu u wareegayo Bernabeu, PSG ayaan u badneyn inay ka fiirsato ...
Read More »