Home / 2019 (page 39)

Yearly Archives: 2019

Maqal-casharka Abuu Shujaac: Darsiga2aad

Read More »

Juventus oo hammigeedu yahay inay si xor ah ku helaan Matic

Himilo- Kooxda Juventus ayaa rajeyneysa inay si xor ah kula soo saxiixato ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Nemanja Matic dhammaadka xilli ciyaareedkan. Xiddiga heerka caalami ee dalka Serbia ayaa ku fashilmay  xulashada Old Trafford, waxaana la rumeysan yahay in ...

Read More »

Maxaa farxada nolosha uga dhigan madaxweynaha Ukraine?

Himilo- Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy ayaa ka hadlay waxa ay farxada nolosha uga dhigan tahay xilli uu ka qeyb galayay madasha YES oo cinwaanka sannadkan loo qaatay “Farxada maanta; isu soo dhaweyn cusub oo caalamka ah iyadoo lagu jiro dhibaatooyin” ...

Read More »

15 September- Maalinta caalamiga ee Dimuqraadiyada

Himilo- Maalinta caalamiga ee dimuqraadiyada waa fursad lagu muujiyo in dimuqraadiyada tahay dadka oo wada leh xuquuq simman oo ku saleysan ka qeybgal loo dhan yahay. Waxaa lagu tiriyaa dimuqraadiyada tiir adag oo nabadeed oo kamid ah xuquuqda aadanaha islamarkaana ...

Read More »

Maqal-casharka Abuu Shujaac: Darsiga1aad

Read More »

Kai Havertz oo la doonayo inuu noqdo beddalka Neymar

Himilo- Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay u aragtay gooldhaliyaha Bayer Leverkusen Kai Havertz inuu yahay beddelka suurtogalka ah ee Neymar. Kooxda heysata horyaalka Faransiiska ayaa ku guuleysatay inay Neymar ka celiso xiisihii Barcelona iyo Real Madrid inta lagu ...

Read More »

Blaise Matuidi oo wadahadalo kula jira kooxda Juventus

Himilo- Blaise Matuidi ayaa wadahadalo la galay kooxda Juventus oo ku aadan heshiis cusub. Khadka dhexe ayaa qandaraaskiisa haatan waxa uu dhacayaa xagaaga soo aadan, laakiin wuxuu doonayaa inuu kordhiyo joogitaankiisa kooxda, sida ay soo warinayso Football Italia. Matuidi ayaa ...

Read More »

Shaqaalaha Ingiriiska oo looga farxinayo seddex berri oo fasax ah toddobaadkii

Himilo- Ingiriiska ayaa doonaya in uu qaato go’aan rasmi ah oo maalmaha shaqada ka dhigaya 4 maalmood halka ay immika ka yihiin 5 maalin sida uu qoray wargeyska The Guardian. Waxa uu imaanayaa go’aanka iyadoo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ...

Read More »

Sahan: Jaamacadaha ugu wanaagsan caalamka oo la magac dhabay

Himilo- Kharashka, deegaanka iyo tayada ayaa kamid ah halbeegga ay ardayda ka eegaan jaamacadaha, haddana sumcadda waxay leedahay kaalin muhiim ah. Sahan ay sameysay Times Higher Education ayaa daaha ka qaaday jaamacadaha dunida kuwa ugu wanaagsan iyadoo la qiimeeyay ku ...

Read More »

Wax-yaabaha sababa hoos u dhaca wax-soosaarka

Himilo – Hoos u dhaca cunno soo saaridda waa dhibaato dhab ah oo ku foolan dunida, siiba dalalka ka hooseeyaa saxaraha Africa. Yaraanta gasiinka soo go’a waxaa sababay oo gondaha gooyey saboolnimada –dakhli liita–, isbedelka cimilada, iyo asbaabo kale oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan