Home / 2019 (page 42)

Yearly Archives: 2019

Xaqiiqooyin ku saabsan nolosha

Himilo – Waxaa jira noole ka badan dadka dunida oo ku nool maqaarkaada Celcelis qofka waxa uu haam-haamsadaa noloshiisa 250,000 oo mar. 900 oo jeer ayuu is bedelaa maqaarka dadka mudada nolosha. 183,755,600 oo tallaabo ayuu qaadaa qofka celcelis noloshiisa. ...

Read More »

Cesc Fabregas oo shaaciyay sababta uu u diiday Real Madrid

Himilo –Cesc Fabregas ayaa shaaca ka qaaday inuu iska diiday fursad uu ugu biiri lahaa Real Madrid dhowr jeer intii uu joogay Arsenal. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Spain Fabregas ayaa ku biiray akadeemiga kooxda Arsenal 2003-kii  markii uu ahaa ...

Read More »

Sooyaal nololeedka halyeyga Heegan Jabriil Xasan Fariid

Himilo –Jabriil Xasan Fariid waxa uu ku dhashay kuna barbaaray degmada Warta Nabadda ee gobalka Banaadir, sannadkii 1992-kii, isla degmada ayuu kaga aflaxay malcamadda Qur’aanka, waxbarashada maadiga ayuu sidoo kale ku qaatay Muqdisho isaga oo dugsiga hoose kaga baxay iskuulka ...

Read More »

Cesar Azpilicueta oo laga doonayo dalka Spain

Himilo –Daafaca kooxda Chelsea Cesar Azpilicueta ayaa lagu soo waramayaa inuu u muuqdo mid bartilmaameed u ah laba koox oo ka ciyaara La Liga. Inkastoo uu 342 kulan u saftay Blues intii lagu jiray mudada guulaha intii uu joogay Stamford ...

Read More »

Sidee faras yar uga mid noqday rakaabka diyaarada American Airlines?

Himilo –Faras yar ayaa lagu arkay garoonka magaalada Chicago ee dalka Mareykanka isaga oo taagan safka rakaabka ka raacaan diyaarada sida ay muujiyeen sawirro la baahiyay. Sida uu qoray wargeyska Times ee Ingiriiska, faraska ayaa raacay diyaarada iyadoo sawirro kale ...

Read More »

Antonio Conte oo doonaya inuu la soo wareego Eriksen

Himilo –Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo weeraryahanka Tottenham Hotspur Christian Eriksen. Xiddiga reer Denmark ayaa si xooggan loola xiriirinayay inuu ka tagayo kooxda Mauricio Pochettino inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga ...

Read More »

Man City oo filaysa inuu maqnaado muddo dheer Aymeric Laporte

Himilo –Daafaca kooxda Man City Aymeric Laporte ayaa maray qaliin lagu guuleystay oo jilibka looga sameeyay kaddib dhaawac soo gaaray dhammaadkii isbuuca. 25 jirka daafaca dhexe ayaa dhaawacan soo gaaray intii lagu jiray kulankii Sabtidii ay 4-0 kaga badiyeen Brighton ...

Read More »

10-ka magaalo ee ugu wanaagsan xagga nolosha caalamka 2019

Himilo –Magaalada Vienna ee Austria ayaa safka hore ka soo gashay liiska magaalooyinka ugu wanaagsan xagga nolosha caalamka sannadkan 2019 Vienna ayaa ku muteysatay kaalintan tayada adeegyada bulsho oo ay bixiso magaalada sida lagu sheegay warbixinta sannadlaha ah ee uu ...

Read More »

Maxaa Imam iyo Baadari is necbaa hadda ka dhigay saaxiibbo rumaad?!

Himilo –25 sanno kahor, Imam Mohammed Ashafa iyo baadari James Wuye ma aysan filan jirin inay mar un noqon doonaan saaxiibo dadka intiisa kale iskaga dhow. Wuye wuxuu ahaa mid aan u neceb Musliminta, siiba markii dagaal dhex maray maleeshiyo ...

Read More »

Ronaldo oo mar kale loo magacaabay xiddiga sannadka Portugal

Himilo – Weeraryahanka kooxda Juventus Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu fiican Portugal ee sannadka 2019. Ronaldo ayaa qaatay billada dalkiisa laga bixiyo ee ‘Best Men’s Player’, Ciyaaryahanka ugu fiican ragga taasoo la micno ah inuu haatan ku guuleystay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan