Himilo -Dowladda Rwanda ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku dhiseyso 1100 fasal waxbarasho iyo inka badan 1000 suuli oo loo sameynayo dugsiyada dhexe iyo sare ee dalka. Rose Baguma oo ah agaasimaha guud ee waaxda qorsheynta waxbarashada ee wasaaradda waxbarashada ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Wax ka ogow toddobada saxiix ee ugu qaalisanaa Newcastle United
Himilo -Kooxda Newcastle ayaa jabisay rikoorkeedii suuqa kala iibsiga ee ay kula soo wareegtay weeraryahanka reer Brazil Joelinton oo ay kala soo wareegeen Hoffenheim. £ 40million ayaa la sheegay inuu ugu fadhiyo Magpies. Haddaba waa kuwee toddobada saxiix ee ugu ...
Read More »New York oo laga mamnuucay in bisadaha laga bixiyo miciyaha!
Himilo -New York ayaa noqotay magaaladii ugu horreysay ee Mareykanka ah oo si rasmi ah u mamnuucday in miciyaha laga saaro bisadaha iyadoo xilli hore laga muujiyay cabasho xooggan. Dalal badan oo dunida ah ayaa mamnuucay in miciyaha laga siibo ...
Read More »Man United oo toddobaad u qabatay saxiixa Lukaku
Himilo – Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa inay 7 maalmood u qabtay kooxda Inter Milan saxiixa Romelu Lukaku. Kooxda Serie A ka dhisan ayaa la ogyahay inay xiiseynayaan xiddiga heerka caalami ee dalka Belgium, kaasoo isna soo dhaweynaya ...
Read More »Man City oo beenisay iibinta Leroy Sane
Himilo -Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay beenisay iibinta xiddiga garabka ugu ciyaara Leroy Sane kaasi oo uu xiiso kaga imaanayo naadiga Bayern Munich. Xiddiga qaranka Germany ayaa heshiiskiisa waxaa ka haray laba sanno, Bayern ayaana isha ku heysa ...
Read More »Griezmann “ Messi kama aanan helin soo dhaweyn.”
Himilo – Dhawaan galka kooxda Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa shaaciyey in kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi uusan weli ka helin soo dhaweyn uu kooxda ugu soo dhaweynayo Camp Nou. Griezmann ayaa suuqan soo caga dhigtay naadiga Blaugrana kaddib ...
Read More »Google oo magdhaw lacageed siineysa dad ay u diiday shaqooyin!
Himilo – Shirkadda Google ayaa ku dhiiratay inay xal u hesho dacwad ka dhan ah oo ay ku soo oogeen dad u soo shaqo doontay oo sheegay in lagu faquuqay da’da ay jiraan. Google ayaa 11 Milyan oo doolar siineysa ...
Read More »Barca oo wadahadalo qandaraas kordhin ah la furaysa Messi
Himilo – Barcelona ayaa qarka u saaran inay wadahadalo la furto Lionel Messi si uu u kordhiyo qandaraaskiisa illaa 2023, sida ay qortay jariirada ESPN FC. Messi, oo 32 sanno jir ah, ayaa ku jira labada sanno ee heshiiskiisa, Barca ...
Read More »Wolves oo ku biirtay tartanka loogu jiro daafac ay leedahay Mainz
Himilo – Wolverhampton Wanderers ayaa ah kooxdii ugu dambeysay ee lala xiriiriyo inay u dhaqaaqday xiddiga kooxda Mainz Jean-Phillipe Gbamin, sida ay sheegayaan wararka. 23 jirkan ayaa isbuucan ku soo laabtay tababarka kooxda Bundesliga ka dib markii uu xulkiisa Ivory ...
Read More »Jaamacadda Dimishiq oo ciqaabaysa arday ka aflagaadeysay baraha bulshada!
Himilo – Boggaga baraha bulshada ayaa lagu baahiyay warqad ka soo baxday jaamacadda Dimishiq (Damascus) oo lagu ciqaabayo arday lagu eedeeyay inay qoraal ku aflagaadeeyeen. Warqada ayaa tilmaamaysa in mid kamid ah ardayda oo ah gabar in laga joojiyay daraasadda ...
Read More »