Home / 2019 (page 56)

Yearly Archives: 2019

Milner oo weli sugaya wadahadalada qandaraaskiisa Liverpool

Himilo – Mustaqbalka James Milner ee Liverpool ayaa ah mid aan la hubin sida halyeeyga uu shaaca ka qaaday inuu wali sugayo in uu maqlo wadahadalada qandaraaskiisa ee suurtagalka ah. Milner ayaa qandaraaskiisa ku egyahay dhammaadka xilli ciyaareedkan, waxaana laga ...

Read More »

Sidee ayuu Sid Sijbrandij u sameeyay ganacsi online ah oo ku fadhiya $1 Bilyan?

Himilo – Sid Sijbrandij ayaa inyar ka garanaya sida loo dhiso shirkadaha hase ahaatee waxay shirkad uu leeyahay sameysay faa’iido dhan 100 Milyan oo doolar iyadoo ku fadhisa qiimo lacageed ka badan $1 Bilyan. Asal ahaan waxa uu ka soo ...

Read More »

Chelsea oo diiday dalab ay Crystal Palace ku dooneysay daafac

Himilo – Chelsea ayaa iska diiday dalab 20 milyan oo ginni ah oo ka yimid Crystal Palace oo ay ku doonayeen xiddiga ka soo aflaxay Akadeemiyadda kooxda  Reece Jamesoo ay u arkeen inuu yahay ciyaaryahan muhiim ah mustaqbalka. 19 jirkan ...

Read More »

Muxuu Faransiiska ugu diiday dhalashadiisa kalkaaliso shaqeysa 59 saacad toddobaadkii?

Himilo – Maamulka Faransiiska ayaa kalkaaliso soogalooti ah u diiday in uu siiyo dhalashada dalka sabab la xiriirta saacadaha ay shaqeyso haweenayda oo jabin ku ah nidaamka shaqada dalkaasi. Kalkaalisada ayaa u gudbisay maamulka codsigeeda dhalashada Faransiiska oo laga diiday ...

Read More »

Zidane “Achraf Hakimi wuxuu sii joogaya Borussia Dortmund 2019/20.”

Himilo – Achraf Hakimi dib looguma yeeri doono labada sanno ee uu ammaahda ku joogo Borussia Dortmund, tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay. Hakimi, oo 20 jir ah ayaa 28 kulan u saftay tartamada oo dhan xilli ciyaareedkiisii ugu ...

Read More »

Dugsi kala wareegaya waalidiinta carruurta marka aysan bixin kharashaadka cuntadooda!

Himilo – Dugsiga Wyoming Valley West ee ku yaalla gobalka Pennsylvania ayaa uga digay waalidiinta in lagala wareegi doono carruurtooda haddii ay awoodi waayaan inay bixiyaan deymaha lagu leeyahay oo ka dhashay kharashaad cunto lagu siiyay carruurtooda. Warqad loo diray ...

Read More »

Q2aad: Taariikhda Xamse Xaaji iyo waayahiisa garsoorka

Himilo – Xamse Xaaji ayaa garsoorka kusoo biiray sannadkii 2010-kii, isaga oo ka billaabay garoomada bacaadka ee lagu qabto tartamada Ramadaanka iyo kuwa iskuulada, wixii intaasi ka danbeeyay waxa uu sameeyay horrumar ugu danbeyn sababay in uu ka miro dhaliyo ...

Read More »

Miyay bishan July noqon kartaa bishii ugu kuleylka badneyd caalamka ?

Himilo – Mowjadda kuleylka darran ee laga dareemay goobo badan oo caalamka ah bishii tagtay iyo horraantii bishan ayaa ku dhalisay khubarada isweydiin badan oo la xiriirta cimilada caalamka. Baarayaal ku taqasusay isbadalka cimilada ee meerayaha dhulka ayaa sheegay in ...

Read More »

Dhacdooyinkii diiwaanka galay kaddib guushii Algeria ee AFCON 2019

Himilo – Xulka Qaranka Algeria ayaa hal gool oo ay iska dhaliyeen Senegal ku qaaday koobka qaramada Afrika ee AFCON 2019. Qeybtii hore waxaa badnaa khaladaadka  cayaarta, xiddigaha Senegal ayaa maamulka kubadda ku badnaa, waxayna gaarayeen heerka kubad heysashada 62%, ...

Read More »

Tottenham oo mushaar kordhin u bandhigtay Christian Eriksen

Himilo -Tottenham Hotspur ayaa u soo bandhigtay dalab cusub oo ay ku dooneyso in Christian Eriksen  ay ku sii ilaashadaan iyaga oo ciyaaryahanka khadka dhexe hor dhigay heshiis cusub oo uu ku qaadanayo  200 kun oo  Ginni isbuucii. Kooxda waqooyiga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan