Himilo – Dhaqaatiirta qaliinka ayaa ku dhawaaqay isniintii inay kala qaadeen madaxyada mataano gabdho ah oo isku dhegganaa kaddib qaliin qaatay in ka badan 50 saacadood oo ay ku lug yeesheen 100 shaqaale caafimaad. Safa iyo Marwa Ullah oo laba ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Victor Lindelof “Aad ayaan ugu faraxsanahay Man United”
Himilo – Daafaca Manchester United Victor Lindelof ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay inuu sii joogo kooxda Premier League. 24 jirkan ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu ka tagayo Old Trafford iyadoo Barcelona ay ka mid tahay ...
Read More »Naadiga Flamengo oo damaceedu yahay inay xiddig ka dulqaado Everton
Himilo – Diego Costa ayaa loo sheegay inuu ka tagi karo Atletico Madrid ka dib markii ay kooxda kusoo biireen Joao Felix iyo Alvaro Morata xagaagan. Xiddiga reer Spain ayaa wadahadalo kula jira Everton, lakiin Flamengo ayaa isku dayaysa in ...
Read More »15 July – Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhallinyarada
Himilo -15 July sannad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaaalaha ee wadamadooda. Ujeedada ugu weyn ee maalintan ayaa sida wacyiga door ahaaneed ee awoodda dhalinyarada ...
Read More »Jurgen Klopp oo doonaya inuu Dejan Lovren ku sii hayo Liverpool
Himilo -Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa doonaya inuu Dejan Lovren ku sii hayo xagaagan kooxda sabab la xiriirta tayada hoggaaminta xulka Croatia. Lovren ayaa ka dambeeya Virgil van Dijk, Joe Gomez iyo Joel Matip marka ay timaado daafaca dambeedka dhexe ...
Read More »Liverpool oo kula biirtay Arsenal iyo United tartanka saxiixa Fedor Chalov
Himilo -Liverpool ayaa soo gashay tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka kooxda CSKA Moscow Fedor Chalov, iyadoo Jurgen Klopp uu doonayo inuu xoojiyo weerarkiisa xilli ciyaareedka soo aadan. 21 jirkan ayaa ah xiddiga ugu goolasha sarreeya horyaalka Russian Premier League xilli ...
Read More »Muxuu duqa magaalada Cuauhtémoc isaga dhigay qof naafo ah?
Himilo -Dhacdo aan caadi aheyn balse lagu tijaabinayo bulshada ayay ahayd markii duqa magaalo ku taalla Maksiko uu iska dhigay qof naafo ah oo u baahan kaalmo si uu u tijaabiyo sida ay bulshada ula dhaqmayso. Markii cabasho badan uga ...
Read More »Atletico Madrid oo ku dhaw saxiixa xiddig ay dooneyso Napoli
Himilo -Atletico Madrid ayaa la soo warinayaa inay ku dhaw dahay inay la soo wareegto James Rodriguez oo katirsan kooxda ay ku xafiiltamaan caasimadda ee Real Madrid. 28 jirkan ayaa labo xilli ciyaareed oo ammaah ah ku qaatay Bayern Munich, ...
Read More »Naas-nuujinta carruurta oo caalamka u baajin karta $1 Bilyan maalin kasta
Himilo – Baarayaal caalami ah ayaa sheegay in dunida u baaqan karto 1 Bilyan oo Doolar maalin kasta haddii carruur badan la siiyo naas-nuujin wakhti dheer. Mareeg cusub oo ay sameeyeen baarayaal ku sugan Canada iyo Asia ayaa muujisay in ...
Read More »Cagliari oo beddalka Barella ka ishaaratay Boca Juniors
Himilo – Cagliari ayaa Nicolò Barella ka iibisay Inter, sidaasi darteed haatan waxay wadahadalo la leedahay Boca Juniors oo ay ka doonayso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Nahitan Nandez . Barella ayaa dhameystiray ku biiristiisa kooxdiisa cusub jimcihii lacag dhan € ...
Read More »