Home / 2019 (page 59)

Yearly Archives: 2019

Baaritaan: Kala bar dadka Jarmalka ayaa u arka Islaamka “Khatar”

Himilo – Daraasad cusub ayaa muujisay heerka dimuqraadiyadda iyo isu dulqaadashada dadka kala diimaha ah ee dalka Jarmalka. Baaritaanka oo ay sameeyeen baarayaal katirsan machadka Bertilzman ayaa lagu sheegay in inta badan dadka la wareystay ee heysta diimaha kala duwan ...

Read More »

Everton oo ku dhaw saxiixa Fabian Delph

Himilo -Everton ayaa qarka u saaran inay lasoo saxiixato ciyaaryahanka khadka dhexe ee Fabian Delph oo katirsan Manchester City lacag gaareysa £ 8.5million taasoo ay suura gal tahay inay gaarto  £ 10milyan. 29 jirkan heerka caalami ee xulka England, oo ...

Read More »

Man United oo dalab ka gudbineysa khad dhexe Lazio ah

Himilo -Manchester United ayaa lasoo warinayaa inay isku diyaarineyso dalab 67 milyan ginni ah oo ay kula soo saxiixaneyso xiddiga Lazio Sergej Milinkovic-Savic iyadoo Ole Gunnar Solskjaer uu diiradda  saarayo khad dhexe . Kooxda ayaa durbaba xaqiijisay saxiixa garabka  Daniel ...

Read More »

11 July – Maalinta caalamiga ee dadyowga Caalamka

Himilo -Maalinta Caalamiga ee Dadyowga taas oo raadisa inay diiradda saarto dardar-gelinta ah iyo muhiimadda xaaladaha dadyowga waxaa markii ugu horreysay dhistay Guddi QM u qaabilsanaa horumarinta barnaamijyada sanadkii 1989. Taniyo markaasna, Maalintan waxaa loo asteeyey 11 July sannad kasta ...

Read More »

Q1aad: Taariikhda garsoore Xamse Xaaji Cabdi

Himilo -Magaciisa oo dhammeystiran waa Xamse Xaaji Cabdi waxa uu ku dhashay degmada Warta-Nabadda ee gobalka Banaadir, 21 Oktoober sannadkii 1985-kii, waxa uu dugsi Qur’aan ku idleystay isla degmada Warta-Nabadda kaddib waxa uu ku biiray waxbarashada maadiga isaga oo ka ...

Read More »

Shaqiri oo seegi doona kulamada kulamada furitaanka xilli ciyaareedka soo socda

Himilo -Liverpool ayaa xaqiijisay in ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Xherdan Shaqiri uu dhaawac jilibka ah kasoo gaaray intii uu u ciyaarayay Switzerland intii lagu jiray tartankii UEFA Nations League Final-kiisa. Shaqiri ayaa seegi doona kulamada furitaanka  isku diyaarinta xilli ciyaareedka ...

Read More »

Sacuudiga: Maxkamad xukun ku riday haweenay aflagaadeysay saygeeda hore

Himilo -Maxkamad ku taalla Sacuudiga ayaa ku xukuntay haweenay xarig dhan muddo seddex maalin ah kaddib markii lagu eedeeyay inay WhatsApp-ka ka aflagaadeysay saygeeda hore. Waxay sidoo kale go’aamisay maxkamadda in aysan haweenayda ku laaban karin ficilkii ay sameysay oo ...

Read More »

Kenya oo qabanaysa bandhig ku saabsan qaxwada iyo shaahiga

Himilo -Wakhti wanaagsan ayaa ku soo wajahan dadka deggan magaalada Nairobi ee xiiseeya qaxwada, shaahiga iyo shukulaatada iyadoo magaalada lagu qabanayo bandhig caalami ah inta u dhaxaysa 22-24 bisha November ee soo socota. Kenya ayaa noqonaysa dalkii ugu horreeyay ee ...

Read More »

Atletico Madrid oo iskaga hartay doonista Nicolas Otamendi

Himilo -Atletico Madrid ayaan la soo saxiixan doonin daafaca Manchester City Nicolas Otamendi,laakiin badalkiisa waxa ay ka arinsanayaan u dhaqaaqida xidiga Ajax Daley Blind. Kaddib markii 14 kulan uu ku billowday Premier League xilli ciyaareedkii hore, waxaa la soo jeediyay ...

Read More »

Goolhaye Man City oo si ammaah ah ugu biiray Nottingham Forest

Himilo -Nottingham Forest ayaa heshiis ammaah ah kula  wareegtay goolhayaha Manchester City Arijanet Muric. Ciyaaryahanka qaranka Kosovo oo 20 sanno jir ah, ayaa shan kulan u saftay City Carabao  Cup-ka xilli ciyaareedkii hore, waxa uu noqonayaa  saxiixii shanaad ee xagaaga  ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan