Himilo FM –Dalka Shiinaha, cunug yar ayaa maalintii qaata cunto 5 jeer si uu u badbaadiyo waalidkiisa oo ka cabanaya xaalad caafimaad oo adag. Warbaahinta Sky News ayaa tilmaamtay in Lu Ziquan uu muddo 7 sanno ah ka cabanayo xannuunka ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Haweenay magdhaw laga siinayo shaqooyinkii guriga ee saygeeda hore
Himilo FM –Maxkamadda cadaalada Argentine ayaa ku amartay muwaadin u dhashay dalkaasi in uu bixiyo lacag magdhaw ah oo la siinayo xaaskiisa hore oo ay kala tageen 27 sanno kahor. Ninka la xukumay ayaa laga doonayaa in uu bixiyo 178 ...
Read More »Sidee ayuu furriinka waalidiinta u saameyaa carruurta?
Himilo FM –Carruurta waalidiintooda kala tageen ayaa u nugul buurnaanta darran marka loo fiiriyo dhiggooda ee la nool waalidiinta sida lagu sheegay baaritaan cusub. Baarayaasha ayaa eegay halbeegga lagu cabiro culeyska BMI-ga ee ku dhawaad 7500 carruur ah laga bilaabo ...
Read More »14 June – Maalinta Caalamiga ee Dhiig-ku-deeqista
Himilo FM – Taariikhdu waa in kor loogu dhigaa wacyiga la xiriira muhiimadda dhiig ku deeqista iyo in dadka lagu dhiirri-geliyo inay bixiyaan, isla markaana looga mahad-celiyo kuwa dhiiga bixiya sida ay u badbaadiyaan nolosha Aadanaha shardi la’aan. Waxaa la ...
Read More »Cristiano Ronaldo oo doonaya inuu daafac Barcelona ah kula midoobo Juventus
Himilo FM –Cristiano Ronaldo ayaa la soo warinayaa inuu xiiseynayo inuu ku biiro xiddiga reer Portugal Nelson Semedo Juventus xagaagan. Labada nin ayaa ka caawiyay xulkooda inay ku guuleystaan UEFA Nations League oo ay 1-0 kaga badiyeen Holland habeenkii Axadda. ...
Read More »Bakayoko oo xaqiijiyay inuu Chelsea ku laabanayo
Himilo FM –Tiemoue Bakayoko ayaa ku soo laaban doona Chelsea ka dib sannad uu ku qaatay Serie A, gaar ahaan AC Milan. Taasi waxaa xaqiijiyay maalmo ka hor wakiilka ciyaaryahanka oo ah walaalkiis. “Mustaqbalkayga? Haa, waxaan ku laaban doonaa Chelsea, ...
Read More »13 June- Maalinta caalamiga ee xannuunka Albinism-ka
Himilo FM –Dadka qaba xannuunka Albinism-ka ayaa wajaha nuucyo kala duwan oo faquuq ah caalamka oo dhan. Waxay wali u muuqataa in xannuunka Albinism-ka laga fahansan yahay khalad iyadoo bulsho ahaan iyo caafimaad ahaanba la faquuqo dadka la nool. Tani ...
Read More »Bayern oo xaqiijisay in bartilmaameedka Arsenal uu yahay beddelka Sane
Himilo FM –Bayern Munich ayaa laga yaabaa inay soo galaan tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka bartilmaameedka u ah Arsenal Yannick Carrasco oo katirsan Dalian Yifang haddii ay ku fashilmaan saxiixa xiddiga Manchester City Leroy Sane. Kooxda heysata horyaalka Bundesliga ayaa ...
Read More »Juan Mata oo ka fiirsanaya dalabyo ka yimid Turkiga
Himilo FM – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Juan Mata ayaa la soo warinayaa inuu ka fiirsanayo dalabyada ka imaanaya labada kooxood ee ugu waaweyn Turkey. Mata ayaa qandaraaska uu kula joogo United waxa uu dhacayaa dhammaadka bishaan. 31 ...
Read More »86% dadka adeegsada Internet-ka oo dhibanayaal u ah been abuurka
Himilo FM –Ra’yi uruurin caalami ah ayaa muujisay in 86% dadka isticmaala Internet-ka inay dhibanayaal u yihiin wararka been abuurka ah ee lagu faafiyo shabakadaha gaar ahaan Facebook-ga. Dadka ka qeyb galay ra’yi uruurinta ayaa tilmaamay inay xukuumadaha iyo shirkadaha ...
Read More »