Himilo FM –Goolhayaha reer Brazil ee kooxda Liverpool Alisson Becker ayaa noqday saxiixii ugu wanaagsanaa horyaalka EPL-ka xilli ciyaareedkii dhammaaday. Alisson ayaa lagu soo iibsaday lacag dhan 67 Milyan oo Pound. Alisson waxuu ka caawiyay Liverpool guulo badan oo ay ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Masjid Baaskiil ku abaal-marinaya carruurta Ramadaanka kusoo dukada
Himilo FM –Masjid ku yaalla Kelantan, dalka Malaysia, ayaa balan-qaadayaa in carruurta salaadaha soo xaadirta Masaajidda inta lagu jiro bisha Ramadaan ay heli doonaan baaskiilo abaal-gud ah. “Kuwa salaadda subaxa, maqribka iyo cishaha masaajidda kusoo dukada, waxaa la siin doonaa ...
Read More »Binolanan – Magaalada xanta ay mamnuuc ka tahay!
Himilo FM –Maamulka Binolanan, oo ah xaafad yar oo 200 km waqooyi ka xigta caasimadda Manila, ayaa soo saaray sharci lagu mamnuucayo xanta – hadafku wuxuu yahay in bulshada laga ilaaliyo hadallada ku-tiri-ku-teenka ah ee ku dhex baaha hadiyo jeer. ...
Read More »Carrick oo baaqi ku sii ahaanaya Old Trafford
Himilo FM – Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku dhawaaqay in Michael Carrick uu baaqi kusii ahaanayo shaqaalaha tababarka kooxda Manchester United xilli ciyaareedka soo aadan. Michael Carrick, Kieran McKenna iyo Mark Dempsey ayaa sii joogi doona kooxda Man Utd ...
Read More »Tottenham oo ku dhaw saxiixooda ugu horreeya xagaaga
Himilo FM –Tottenham Hotspur ayaa ku dhaw inay heshiis 25 milyan oo ginni ah kula saxiixato da’yarka Fulham Ryan Sessegnon, sida laga soo xigtay wargeysyada England. Inkastoo finalka Champions League ay isku diyaarinayaan, Mauricio Pochettino ayaa durbadiiba bilaabay inuu la ...
Read More »Goorma ayay qaxwada kugu noqon kartaa khatar?
Himilo FM –Daraasad ay sameysay jaamacadda South Australia ayaa muujisay cabista 6 koob oo qaxwo ah maalin kasta inay kordhinayso khatarta cudurrada wadno xannuunka 22%. Baarayaasha ayaa dood ka yeeshay khatarta isticmaalka badan ee kafayga kaddib markii uu koror ku ...
Read More »Coca-Cola Norway oo u dabaal degtay bilashada Ramadaan
Himilo FM –Shirkadda Coca-Cola Norway ayaa muujisay dabaal deg ku saabsan bisha Ramadaan iyadoo calaamadda bisha ku lartay mid kamid ah cabitaanada shirkadda. Inkastoo xafiisyada Coca-Cola ee dalalka Islaamka laga sameeyo dabaal deg la xiriira Ramadaanka haddana waa markii ugu ...
Read More »Tababarihii toddobaad ee Premier League oo la ceyriyay
Himilo FM – Brighton and Hove Albion ayaa shaqada ka ceyrisay tababare Chris Hughton maalin kadib markii uu dhammaaday xilli ciyaareedkii horyaalka Premier League, kooxda ayaa xaqiijisay. Hughton ayaa awood u yeeshay in Brighton ay kasii mid ahaadaan Premier League, ...
Read More »Barcelona oo xaqiijisay muddada uu dhaawaca kaga maqnaanayo Coutinho
Himilo FM –Philippe Coutinho ayaa ku dhaawacmay kulankii ay Barcelona guusha ka gaartay Getafe Axaddii, waxaana xiddiga heerka caalami ee dalka Brazil uu qarka u saaran yahay inuu maqnaado muddo 10 maalmood ah. Kooxda heysata horyaalka LaLiga ee Barcelona oo ...
Read More »5 dal oo aan laheyn garoomo diyaaradeed!
Himilo FM –Garoomada diyaaradaha waxay muhiim u yihiin dal kasta. Way adag tahay inaad rumeysato inay jiraan dalal aan laheyn garoomo hase ahaatee tani waa xaqiiqo. Waxaa jira dhowr dal oo aan sameysan garoomo diyaaradeed. Dadka doonaya inay tagaan dalalkan ...
Read More »