Home / 2019 (page 8)

Yearly Archives: 2019

Daraasad: Waalidiinta carruurta 2037 ayaa noqonaya kuwa iska bartay Internet-ka

Himilo- Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in muddo 20 sanno gudaheed ah in carruurta dhasha waalidiintooda noqon doonaan kuwa iska bartay baraha bulshada si ka duwan habab dhaqameedka kale. Baaritaanka oo ay sameeyeen arday katirsan jaamacadda Imperial College London ...

Read More »

Laurent Koscielny “Kuma faraxsani Arsenal.”

Himilo- Kabtankii hore ee kooxda Arsenal Laurent Koscielny ayaa shaaca ka qaaday inuusan haatan ku faraxsanayn kooxda ka hor inta uusan ku biirin Bordeaux xagaagii. Xiddiga reer France, oo sagaal sanno ku qaatay Emirates, ayaa diiday inuu la  safro kooxdiisa ...

Read More »

Maksiko: Booliiska oo xeray dameer sameeyay rabshado badan

Himilo- Dhacdo layaab leh ayaa ka dhacday magaalo ku taalla dalka Maksiko kaddib markii booliiska xabsi dhigeen dameer ka soo baxsaday ninka lahaa oo rabshado badan sameeyay. Dameerka ayaa ka soo cararay magaalada Comitán oo katirsan gaobalka Chiapas ee dalka ...

Read More »

10 Dec – Maalinta caalamiga ee xuquuqda Aadanaha

Himilo- Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha waxaa la xusaa sannad kasta 10-ka bisha Dec – oo ah maalintii Kal-fadhiga Guud ee QM uu la qabsaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha sanadkii 1948-kii. Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha wuxuu ka kooban ...

Read More »

AC Milan oo dooneysa daafaca Barcelona ee Jean-Clair Todibo

Himilo- AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay daafaca Barcelona Jean-Clair Todibo bartilmaameedka suuqa Janaayo. Iyada oo ay ugu wacan tahay jebinta xeerka FFP, Milan ayaa ku sugan xaalad ay ku qasban yihiin inay iska iibiyaan ciyaartoy bilowga ...

Read More »

Leicester City oo ka mid ah Seddex naadi oo isku haya xiddig ka tirsan Charlton Athletic

Himilo- Weeraryahanka Charlton Athletic Macauley Bonne ayaa bartilmaameed waxa uu u yahay seddex koox ka hor suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Ka dib markii uu Leyton Orient uga tegay Charlton xagaagii, Bonne wuxuu ku biiriyay lix gool halna caawiye ka ...

Read More »

Maxay sameysay gabar uu aabaha dhalay u diiday 11 nin?

Himilo- Gabar ka soo jeeda Sacuudiga ayaa ku dhiiratay inay dacwad ka gudbiso aabaha dhalay kaddib markii uu diiday codsiga 11 nin oo doonayay inay guursadaan. Dacwadda ayaa imaaneysa iyada oo aabaha uu ku guuldareystay in uu sheego sababaha rasmiga ...

Read More »

Lo’da Lady Gaga ee ugu quruxda badneyd Jarmalka oo naf baxday

Himilo- Henk Wille oo ah ninka lahaa lo’da ugu quruxda badan Jarmalka ayaa xaqiijiyay inay naf baxday Lady Gaga sida ay qortay warbaahinta dalkaasi. Wakaalada wararka Jarmalka ayaa daabacday in lo’da Lady Gaga ku naf baxday magaalada Essen iyada oo ...

Read More »

9 Dec – Maalinta caalamiga ee ka dhanka ah Musuqmaasuqa

Himilo- Sannad kasta adduun dhan hal tirilyan oo doolarka Maraykanka ah ayaa lagu bixiyaa laaluush – halka cadad lagu qiyaasay 2.6 tirilyan oo Doolar xatooyo ahaan loogu dhaco musuqmaasuq. Si kale marka loo dhigo, adduunka ku baxa Musuqmaasuqa sannad kasta ...

Read More »

Waa kuma weeraryahanka dooqa koowaad u ah Chelsea?

Himilo- Chelsea ayaa u aqoonsatay weeraryahanka RB Leipzig Timo Werner inuu yahay bartilmaameedka koowaad ee suuqa kala iibsiga. Blues ayaa laga qaaday xayiraadooda, taasoo la micno ah inay xor u noqon doonaan inay ganacsi sameeyaan inta lagu jiro suuqa jiilaalka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan