Home / 2019 (page 83)

Yearly Archives: 2019

Maqal: Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Daraasad: Quurada dumarka waa sida tan ragga!

Himilo FM –Waxaa jirta aragti taagneyd muddo dheer oo tilmaameysa in quurada xilliga hurdada tahay mushkilad ku kooban keliya ragga hase ahaatee daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in haweenka qudhooda ka cabanayaan quurada waliba si xad dhaaf ah. Inta ...

Read More »

Indonesia oo ka guureysa caasimadeeda Jakarta

Himilo FM –Madaxweynaha Indonesia ayaa go’aansaday in caasimadda dalkaasi laga wareejiyo magaalada Jakarta iyadoo laga dhigayo magaale kale oo isla jasiiradda ku taalla. Magaalada rasmiga ah ee loo caleema saarayo caasimadda ayaan wali laga qaadan go’aan hase ahaatee waxay qaadan ...

Read More »

Dubai: Saacadaha waxbarashada oo la soo gaabinayo Ramadaanka

Himilo FM –Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee ku yaalla magaalada Dubai ayaa soo gaabinaya saacadaha waxbarashada inta lagu guda jiro bisha Ramadan ee soo socota. Hay’adda kormeerta waxbarashada Dubai ee KHDA ayaa xustay in xisadaha dugsiyada bilaaban doonaan 8:00am ama ...

Read More »

Ciyaaryahan ka ciyaara horyaalka Turkiga oo shil ku geeriyooday

Himilo FM – Weeraryahanka xulka qaranka Czech ninka lagu magacaabo Josef Sural ayaa ruux baxay kaddib markii gaari uu saarnaa uu shil galay isaga iyo dhowr ciyaartoy oo kamid ah kooxda reer Turki ee  Aytemiz Alanyaspor. Sural oo ah 28 ...

Read More »

Maqal: Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Messi oo ku dhaw in uu barbareeyo rikoor uu heysto keliya Giggs

Himilo FM –Kabtanka kooxda Barcelona ee Messi ayaa ku dhaw in uu burburiyo rikoorka uu heysto Ryan Giggs oo ah tirada ugu badan ee ah in koob loo qaado hal koox. Lionel Messi ayaa hadda sameynaya wax qabad qurux badan ...

Read More »

Khubaro ka digaya maado ku jirta rootiga!

Himilo FM –Seynisyahano katirsan jaamacadda Harvard ayaa shaaciyay in maadooyinka qaar ee ku jira rootiga ka qeyb qaadan karaan xannuuno badan oo dadka ku dhaca. Baaritaanka ayaa muujiyay in maadada “Probiotics” ee lagu daro rootiga inay culeysyo caafimaad ku keeni ...

Read More »

Man United oo u weecatay khadka dhexe ee Tottenham

Himilo FM – Manchester United ayaa qorsheyneysa inay lasoo wareegto ciyaaryahanka khadka dhexe Tottenham Hotspur ee Eric Dier. Tababaraha Red Devils Ole Gunnar Solskjaer ayaa la rajeynayaa in uu dhowr xiddig kusoo kordhiyo kooxda kaddib xilli ciyaareed niyad jab ah ...

Read More »

Chile: Raad la helay oo noqday mid bini’aadam

Himilo FM – Seynisyahano ku nool Chile ayaa daaha ka qaaday in raad laga helay koonfurta dalkaasi 9 sanno kahor uu yahay raad bini’aadam oo da’diisu tahay 15 kun iyo 600 sanno. Raadka bini’aadam ayaa noqonaya kii ugu faca weynaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan