Home / 2019 (page 85)

Yearly Archives: 2019

Seddex dal oo Afrikaan ah oo qaadanaya tallaalkii ugu horreeyay ee Duumada

Himilo FM– Khubaro ayaa daaha ka qaaday in ku dhawaad 360 kun oo caruur ah oo u nugul xannuunka Duumada heli doonaan tallaalkii ugu horreeyay ee caalamka ee Malaariyada. Dad badan ayaa boggaadiyay tallaabada lagu talaalayo carruurta dalalka Malawi, Kenya ...

Read More »

23 April – Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska

Himilo FM– 23 April waa maalin hey’ada QM u qaabilsan dhaqanka, seyniska iyo wax-barashada u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Afka Ingriiska sanadkii 2010 si loogu dabaal-dego afka Ingiriiska iyo kaalinta uu dunida kaga jiro. Waa maalin, si kale marka laga ...

Read More »

Man Utd oo u dhaqaaqday laacib ammaah kaga maqan Chelsea

Himilo FM– Manchester United ayaa la sheegayaa inay diiradda saareen xiddiga daafaca kaga ciyaara Chelsea ee Reece James.. James ayaa hadda kamid ah kuwa da’yarta ee naadiga Blues, waxa uu horyaalka heerka labaad ee England kasoo muuqday 42 ciyaarood xilli ...

Read More »

Man City waxay lacag iyo Aguero kusoo iibsanayaan xiddig katirsan PSG

Himilo FM– Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay tixgelinayaan in ciyaaryahan iyo lacag ay ku dalbadaan weerayahanka Paris Saint-Germain ee Neymar. Isbuucii tagay, waxaa la hadal hayay in City ay isha ku heyso dalbashada xagaagan si ay u keenaan ...

Read More »

Haweenay ku jirtay miir daboolan 30 sanno oo dib u soo kacday

Himilo FM– Haweenay u dhalatay Imaaraadka Carabta oo ku jirtay miir-daboolan muddo 30 sanno ah ayaa lagu soo waramayaa inay dib u soo kacday kaddib markii dhaqaatiirta ka quusteen xaaladeeda caafimaad. Dhacdadan ayaa bilaabatay sannadkii 1991-kii kaddib markii Muniira Cabdullaahi ...

Read More »

Shiinaha oo hannaan cusub kula xisaabtamaya shaqaalaha nadaafadda

Himilo FM– Dalka Shiinaha, gobalo badan ayaa qaadanaya hannaan lagula xisaabtamayo shaqaalaha nadaafadda iyadoo la adeegsanayo nidaam GPS ah. Ku dhawaad 500 shaqaale ah ayaa lagu amray inay xertaan qalab yar oo tilmaamaya halka ay joogaan islamarkaana farriin bixinaya marka ...

Read More »

23 April – Maalinta Caalamiga ee Buugga iyo Xuquuqda Lahaanshaha

Himilo FM– Maalinta Buugga iyo xuquuqda Lahaanshaha ama Copy-right-ka waa dhacdo sanadle ah oo ay soo agaasinto hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, culuumta iyo wax-barashada ee UNESCO. Sanad kasta 23 bisha April ayaana la xusaa. Dhacdada gaarka ah ee munaasabada ...

Read More »

Chelsea oo beddelka Eden Hazard ka arkootay Barcelona

Himilo FM –Xiddiga Barcelona Philippe Coutinho ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay kooxda Chelsea si uu beddel ugu noqdo xiddiga diiradda u saaran Real Madrid ee Eden Hazard. Helitaanka beddelka ma fududa laakiin Telefoot ayaa ku warameysa in ...

Read More »

PSG oo si layaab leh ugu dhaqaaqday xiddig katirsan Real Madrid

Himilo FM – Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay u muuqatay mid cusub oo ku aadan saxiixa daafaca biddix ee Real Madrid Marcelo. Daafaca reer Brazil oo  Bernabeu  joogay muddo 12 sanno ah ayaa la aamisan yahay inuu ku ...

Read More »

Ogow sababta guurka lamaane loogu qabtay garoon diyaaradeed

Himilo FM – Waxay u badan tahay in aad u aragto in garoon diyaaradeed uusan ku habbooneyn guur hase ahaatee lamaane Mareykan ah waxa uu u yahay billowga xiriirkooda. Michelle Belleau iyo Ron Peterson ayaa isku guursaday garoonka diyaaradaha Cleveland ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan