Yearly Archives: 2019
22 April – Maalinta caalamiga ee Dhulka Hooyo
Himilo FM – Maalinta Caalamiga ah ee Dhulka Hooyo waxaa loogu dabaal-degaa in mid kasta oo inaga tirsan uu xusuusnaado in dhulka iyo hab-nololeedkiisa deegaan ay nolosheenna u yihiin nagaadi iyo nafci. Waxay sidoo kale garwaaqsataa mas’uuliyaddii shacbi oo la ...
Read More »Sawirro: Gabadha loo saaray taajka quruxda carabta 2019
Himilo FM –Samaara Yaxye oo u dhalatay dalka Aljeeriya ayaa loo saaray taajka quruxda dalalka carabta ee sannadka 2019 kaddib xaflad lagu qabtay caasimadda Masar ee Qaahira. Gabadha da’da yar ayaa u mahadcelisay shacabka Aljeeriya iyadoo qoraal ay dhigtay Instagram-ka ...
Read More »Arsenal oo ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Thorgan Hazard
Himilo FM– Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay Liverpool kula biirtay tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Borussia Monchengladbach ee Thorgan Hazard xagaagan. 25 jirkan oo ah walaalka xiddiga Chelsea ee Eden Hazard ayaa dhaliyay 12 gool, waxa uu sidoo kale ...
Read More »Man City oo u dhaqaaqday Messi-ga cusub ee Argentina
Himilo FM –Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay xagaaga lasoo wareegto weeraryahanka Velez Sarsfield xiddiga lagu magacaabo Thiago Almada. 17 jirkan ayaa seddex jeer shabaqa soo taabtay labana caawiyey 16 kulan oo uu u saftay kooxda ...
Read More »Lakulan – Ninka naafada ka ah aragga ee ka gudbay badweynta Pacific-ga
Himilo FM – Dhowr toddobaad oo uu safar ahaa kaddib, badmareen u dhashay Jabaan ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee aragga la’ ee ka gudba badweynta Pacific-ga isaga oo saaran doon. Sida laga soo xigtay warbaahinta Jabaan, Mitsuhiro Iwamoto oo ...
Read More »Dameer ku dhaw in uu dhigo rikoor caalami ah!
Himilo FM – Dalka Ingiriiska, dameer loo bixiyay magaca Derrick ayaa ku dhaw in uu noqdo kan ugu weyn caalamka iyadoo dhirirkiisu yahay 170 Sintimitir sida uu qoray wargeyska The Sun. Da’da Derrick ma ayan dhaafin 5 jir taasi oo ...
Read More »Baaritaan: Malaayiin qofood ayaa isticmaasha fure-sireedka 123456
Himilo FM – Malaayiin qofood ayaa fure-sireed fudud oo la qiyaasi karo ku isticmaala cinwaanno kala duwan sida ay muujisay daraasad cusub oo la sameeyay. Baaritaanka oo ay sameysay hay’adda amniga elektorooniga ah ee UK ayaa lagu oggaaday in tirsiga ...
Read More »Mourinho “Abaalmarinta Ballon d’Or waxay sugeysaa Messi.”
Himilo FM –Tababarihii hore ee kooxaha Manchester United iyo Real Madrid José Mourinho ayaa ka hadlay cidda hanan karta jaa’isada Ballon d’Or kaddib markii Cristiano Ronaldo laga cirib tiray Champions League isaga oo qeexay inay iska caddahay taasi oo Lionel ...
Read More »Inter Milan oo u dhaqaaqday soo qaadashada Danilo
Himilo FM –Daafaca Manchester City ee Danilo ayaa lagu soo waramayaa xagaagan in uu bartilmaameed u yahay kooxda Inter Milan. Danilo ayaa hadda ku jira waayihiisa labaad ee garoonka Etihad Stadium, laakiin daafacan waxaa ku adkaatay in uu kasbado tabababre ...
Read More »