Himilo FM –Koox haween ah oo ka kooban 75 qofood ayaa maalin kasta oo kamid ahayd 20-kii sanno ee la soo dhaafay waxay ilaalinayaan dhul keymo ah oo cabbirkiisu yahay 75 Hectare oo ku yaalla gobalka Odisha ee dalka Hindiya. ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Hal arrin oo aan marnaba lagu sameyn karin gudaha diyaaradda!
Himilo FM –Duulimaadka diyaaradaha waxay dadka qaar u tahay arrin walwal badan iyagoo murgooda intay diyaaradda saraan yihiin. Haddii aad kamid tahay dadkaasi, waxaa jirta hal arrin oo ay tahay inaad sameyn inta uu socdo socdaalka diyaaradda. Patrick Smith oo ...
Read More »Ingiriiska: Oggow sababta ay u dhintaan 70 kun oo qofood sannad kasta
Himilo FM –Daraasad la sameeyay dhawaan ayaa daaha ka qaaday in fadhiga joogtada ah iyo dhaqdhaqaaq yarida badan sabab u yihiin dhimashada 70 kun oo qofood gudaha dalka Ingiriiska sannad kasta. Khubarada ayaa ka digay in Ingiriiska uu ku tiirsan ...
Read More »Man Utd oo tartan culus kala kulmeysa doonista Raphael Varane
Himilo FM –Daafaca Real Madrid Raphael Varane ayaa lagu soo waramayaa in uu bartilmaameed u yahay inka badan afar kooxood kuwaasi oo doonaya inay soo qaataan suuqa kala iibsiga xagaaga. Varane ayaa haatan ku jira xilli ciyaareedkiisii seddeexaad ee Bernabeu ...
Read More »Barcelona oo u dhaqaaqday daafac katirsan Liverpool
Himilo FM –Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay ugu cadcadahay saxiixa daafaca Liverpool Alberto Moreno. Daafaca dambeedka biddix ayaa haatan ku dhow in uu dhammaado xilli ciyaareedkiisii shanaad ee Anfield laakiin ciyaaryahanka reer Spain ayaa loo ogolaan doonaa in uu ...
Read More »Lakulan – Gabadha 19 jirka ah ee magacyada u bixisa carruurta Shiinaha
Himilo FM –Beau Jessup oo 19 jir hal-abuure ah ayaa boqolaal kun oo doolar waxay ka heshay adeeggeeda online-ka ah ee “Special Name” kaasi oo waalidiinta Shiinaha ka caawiya inay magac Ingiriis ah u dooraan carruurtooda. Dalka Shiinaha, magac habboon ...
Read More »Dadka furaha ku illooba guryaha markay baxayaan oo xal loo helay!
Himilo FM –Shirkadda Panasonic ee dalka Japaan ayaa soo saartay qalab elektoroonik ah oo dadka ka caawinaya inaysan waxyaabaha muhiimka u ah ku soo hilmaamin guriga markay ka soo baxayaan. Barnaamijkan oo loo yaqaan “Hitokoe” ayaa ka kooban qalab yar ...
Read More »9 kalkaaliso oo ka shaqeeya hal isbitaal oo wada yeeshay uur wadareed!
Himilo FM –Mid kamid ah isbitaalada ku yaalla dalka Mareykanka ayaa daaha ka qaaday in 9 kalkaaliso oo wakhti isku mid ah yeeshay uur inay mar dhaw dhali doonaan waliba xilliyo isu dhaw. Isbitaalka Maine Medical Center oo dhaca magaalada ...
Read More »Dembele oo si adag ugu tababaranaya kulanka Man Utd ee Champions league
Himilo FM –Weeraryahanka Barcelona Ousmane Dembele ayaa shaqo 100% geli doono si uu u ciyaaro kulanka Champions League ee Manchester United kaasi oo ka dhici doona Old Trafford 10-ka April. Kooxda ayaa war kasoo saartay 14-kii March iyaga oo sheegay ...
Read More »Mourinho oo saadaaliyay labada koox ee imaan karta Finalka Champions
Himilo FM –Macallinkii hore Man Utd ee Jose Mourinho ayaa shaaciyay kooxaha imaan kara kama danbeysta tartanka qaaradda Yurub ee UEFA Champions League xilli ciyaareedkan. Tababaraha reer Portugal ayaa magacaabay kooxaha Juventus iyo Barcelona inay kuwa ugu xooggan ee Champions ...
Read More »