Home / 2020 (page 16)

Yearly Archives: 2020

Sri-lanka: Xildhibaan cunay kalluun ceyriin ah

Himilo – Xildhibaan ka mid ah golaha baarlamaanka wadanka Sri-lanka, ayaa qaniinay, goostay kalluun ceyriin ah dabadeedna liqay isaga hadal ka jeedinayay shir saxaafadeed uu kula hadlayay warbaahinta. Dilip Wedaarachchi, oo mar soo noqday wasiirka Kaluumeysiga, ayaa sheegay in xanuunka ...

Read More »

Waa kuwee xiddigaha suuragalka ah in ay iska iibiso Man United bisha January?

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in ay iibin doonaan ugu yaraan seddex ciyaaryahan marka la gaaro bisha January xilligaasi oo uu furmi doono suuqa kala iibsiga. Sida ay ku warrameyso Manchester Evening News, United  ayaa qaadan doonta go’aan ...

Read More »

Inter Milan oo Barcelona kula biirtay tartanka loogu jiro xiddiga Georginio Wijnaldum

Himilo – Inter Milan ayaa Barcelona kula biirtay tartanka loogu jiro saxiixa ciyaartoyga kooxda Liverpool ee Georginio Wijnaldum. Hoggaamiyaha Barca, Ronald Koeman ayaa dhawaan xaqiijiyay rabitaankiisa ku aadan laacibka ay isku qaranka yihiin kaasi oo uu doonayo inuu u dhaqaaqo ...

Read More »

Munirah: Waxey ku qaadatay 40 sano si ay gurigeeda kaga dhigto Madxaf

Himilo – Waxey galisay afartan sano oo ka mid ah cimrigeeda si ay gurigeeda ugu rogto madxaf yar oo ay dadku usoo booqasho tagi karaan. Munirah al-Sinani, oo u dhalatay Sacuudi Carabiya waxey sanadahaasi keydineysay agabyo qadiimi ah oo ay ...

Read More »

Jilaaga caawiya ardayda saboolka ah

Himilo – Waxa uu ahaa muuqaal koobnaa oo soconayay sagaal ilbiriqsi, kaas oo gabar yar ay ku dalbaneysay in lagu caawiyo mobile ay kaga qeyb gasho xiisadaha dugsiga waxa ku xanbaaray jilaaga Boolywood-ka ee Sonu Sood inuu noqdo samafale, sida ...

Read More »

Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqday soo qaadashada kabtan Sergio Ramos

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa la werinayaa in ay daneynayso soo qaadashada Sergio Ramos kaasi oo ay rabaan in ay la galaan heshiis seddex sanno ah oo uu ku joogayo Parc des Princes. 34 sanno jirkaan ayaa dhawaan gaaray goolkiisii ...

Read More »

Man United oo tartan ka wajaheysa kooxo ka dhisan Premier League doonistooda David Carmo

Himilo – Manchester United ayaa lagu warramayaa in ay wajahayaan tartan kaga imaanaya ugu yaraan 10 koox kuwaasi oo ceyrsanaya daafaca Braga ee David Carmo. 21 sanno jirkaan ayaa si joogto ah kooxda ugu soo muuqanayay safka hore ee daafaca ...

Read More »

Mareykanka: In ka badan kun ruux ayaa maalinkii u geeriyooda Covid-19

Himilo – Dadka qaaday feyruska Karona ee mareykanka ayaa gaaray 11-milyan oo ruux, iyadoona isbitaalada ay qaabilayaan bukaano badan. Celcelis ahaan in ka badan kun qof ayaa maalinkii gudaha Mareykanka ugu dhimata cudurka Covid-19, waxaana dadka u geeriyooday ay hadda ...

Read More »

Qooleey lagu iibiyay $1.5 milyan

Himilo – Hok Van De Wouwer oo ah laba sano jir ah waxa loo xiray taajka Qooleyda ugu qaalisan dunida, kaddib markii nin u dhashay Koofur Africa uu ku iibsaday 1.3 milyan oo yuuro oo u dhiganta $1.5 milyan. Qooleydan ...

Read More »

Faransiiska: Dhibka lagu qabo waalidiinta ardayda ka bootiya darbiyada dugsiga

Himilo – Dugsi hoose, dhexe oo ku yaala Faransiiska ayaa codsi u diray waalidiinta caruurtooda ka bootiyada darbiga dugsiga xilliyada ay la kulmaan isaga oo xiran, si xal loogu helo mushkiladaasi. Banaanka hore ee deyrka/darbiga dugsiga Trillade, ayaa lagu dhajiyay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan