Home / 2020 (page 20)

Yearly Archives: 2020

Indonesia: Qarashaadka dugsiga waxaad ku bixin kartaa Qumbe

Himilo – Qoysas badan ayaa xilligan awoodin inay bixiyaan qarashaadka dugsiyada ay dhigtaan Caruurtooda, markii ay waayeen ilihii uu kasoo gali jirey dakhliga feyruska karona awgii. Waxey taasi mugdi galiyay waxbarashada dhallaan badan. Balse markaan Dugsi hooy ah oo ku ...

Read More »

Sacuudiga oo mamnuucay magacyada lidka ku ah Islaamka

Himilo – Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa billaabay sharci lagu diiwaan galinayo magacyada caruurta dhasha, kaas oo mamnuucyada magacyada dhaawici kara qiyamka diinta Islaamka. Wakaaladda arimaha rayidka ee wasaaradda arimaha gudaha oo soo saartay sharciga, ayaa sheegtay inaan dhallaanka yar loo bixin ...

Read More »

Dugsi ku yaala Sydney oo abaal mariya ardayda ku guuleysta imtixaanka

Himilo – Dugsiga sare ee Al-Faisal ee ku yaala galbeedka magaalada Sydney ee dalka Australia ayaa abaal marino lacageed guddoonsiiyay arday natiijo wanaagsan ka keenay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare. Maamulka dugsiga ayaa ardayda sanadka 12aad guddoonsiiyay midkiiba jeed ay ku ...

Read More »

Haweeneey dacwad ku oogtay seygeeda markii uu ka qariyay bidaartiisa

Himilo – 27-jir ku nool magaalada Thane ee galbeedka dalka India ayaa dacwad kusoo oogtay seygeeda kaddib markii uu ka qariyay inuu leeyahay bidaar, sida uu daabacay Gulfnews. Kailash Barve oo ah askari ka tirsan saldhigga boliiska Naya Nagar ee ...

Read More »

Andrea Pirlo oo rajaynaya keentiaanka Paul Pogba kooxda Juventus

Himilo – Tababaraha Juventus, Andrea Pirlo ayaa daneynaya soo qaadashada laacibka Paul Pogba si uu u keeno xagaaga soo aadan. Saxafiga Italy ee Fabrizio Romano ayaa dhawaan sheegay in xiddiga qaranka France uu ku biiri lahaa Old Lady intii lagu ...

Read More »

Neymar oo PSG u sheegay in uu daneynayo joogitaanka kooxda

Himilo – Weeraryahanka Paris Saint-Germain ee Neymar ayaa la werinayaa in uu diyaar u yahay qandaraas u kordhinta kooxda ku ciyaarta Parc des Princes, iyada oo la hadal hayay ku laabashadiisa Barcelona. Laacibka qaranka Brazil yaa si cajiib ah ugu ...

Read More »

Sideen ku garan karaa inaan qaaday feyruska Karona?

Himilo – Waxaa jira seddax astaamood oo badanaa lagu arko dadka qaada feyruska Karona, kuwaas oo haddii aad midkood isku aragto ay tahay inaad aado dhaqtarka, sida ay daabcday BBC Health. Hadaba maxey yihiin astaamahaasi? Qufac cusub oo xiriir ah ...

Read More »

La kulan: Dhaqtarka 60-ka sanno daweeynayay bukaanada saboolka ah

Himilo – 60-kii sanno ee ina dhaafay Ramchandra Dandekar oo degan gobolka Maharashtra ee dalka India waxa uu waday howlo uu ku caawinayo bukaanada saboolka ah ee ku nool miyigi fog. 87-jirkan maalin waliba 06: 30 aroornimo ayuu aadaa deegaanada ...

Read More »

Shiinaha: Shirkad xisaabisa waqtiga ay musqulaha ku qaataan shaqaalaheeda

Himilo – Shirkad tiknoolojiyada ka shaqeeysa oo fadhigeedu yahay caasimadda Beijing, ayaa la kulmeysa dhaleeceeno xoogan oo isi soo taraya markii ay billaawday hab lagu xisaabinayo waqtiga ay musqulaha ku qaataan shaqaalaheeda. Sawiro laga soo qaaday ayaa muujinayo qalab xisaabiya ...

Read More »

Chelsea oo mar kale bisha January u dhaqaaqeysa Matthias Ginter

Himilo – Chelsea ayaa u dhaqaaqi karta dalabka daafaca Borussia Monchengladbach ee Matthias Ginter bisha January. Ginter waa mid kamid ah dhowr ciyaartoy oo lala xiriirinayay u dhaqaaqitaanka Stamford Bridge horraanta sannadka 2020 kahor inta aysan Blues ugu danbeyn la ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan