Home / 2020 (page 27)

Yearly Archives: 2020

Bankiga aduunka oo $12 bilyan ku bixinaya helidda tallaalka Covid-19

Himilo – Golaha fulinta ee bankiga aduunka ayaa meel mariyay lacag dhan 12-bilyan oo doolaar, taas oo lagu taageerayo dalalka sookoraya ee wajahaya culeyska cudurka Covid-19. Dhaqaalahan, ayaa ujeedkiisu yahay in lagu caawiyo hal bilyan oo ruux, si ay u ...

Read More »

Haweeneey u yeeratay boliiska si looga saaro Carsaanyo ku jirtay gurigeeda

Himilo – Boliiska Jermalka, ayaa dalab caawinaad ah ka helay haweeneey ku nool degaanka Unterlauchringen, taas oo ka baqatay carsaanyo badeed gashay gurigeeda. Markii ay wacday boliiska ayey u sheegtay inay la yaaban tahay kana argagaxsan tahay Carsaanyo – nooca ...

Read More »

Covid-19: Muddo laba jeer ah maku dhici karaa qofka?

Himilo – 22-jir ku nool Mareykanka ayaa muddo laba jeer ah qaaday feyruska SARS-CoV-2, ee dhaliya xanuunka Covid-19. Marka danbe waa ay sii adkaatay xaaladiisa, illaa ay sanbabadiisu Oksijiinka siin waayeen jirka intiisa kale, sida ay sheegeen dhaqaatiirtii dabiibeysay. Inkastoo ...

Read More »

Maxey inoo sameyn karaan waalidka si aan u guuleysano?

Himilo – Waxaa lasoo daristay xaalad wadne xanuun ah, xilli uu isku dayay inuu wiilkiisa yar ka caawiyo xalinta xiisaabaad looga soo diray iskuulka. Aabahan oo magaciisa lagu soo koobay Liu, ayaa caawinayay wiilkiisa seddax jirka ah tan iyo markii ...

Read More »

Juventus oo dalab ka gudbisay kabtan Sergio Ramos

Himilo – Juventus ayaa lagu soo waramayaa in u dhaqaaqeen kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos, daafacaan ayuu qandaraaskiisa Los Blancos dhacayaa June 2021. El Chiringuito TV ayaa werinaya in wadahadallada u dhaxeeya Ramos iyo Real Madrid ay istaageen ...

Read More »

Alexandre Pato oo dib ugu laabanaya Italy

Himilo – Weeraryahankii hore ee Milan Alexandre Pato ayaa lala xiriirinayay in uu kusoo laabanayo Serie A, gaar ahaan kooxaha Genoa, Spezia iyo Monza. Pato ayaa koox la’aan ahaa tan iyo markii uu ka tegay Sao Paulo bishii August 2020, ...

Read More »

Haweeneey u yeeratay dab damiska si ay gacanteeda kaga saarto jijin

Himilo – Sheekadan ayaa ka dhacday magaalada Guangzhou ee dalka Shiinaha, markii mid ka mid ah haweenka ku nool deegaankaasi ay gashay dukaan lagu iibiyo dahabka. Haweeneyda oo dooneysay inay wax iibsato, ayaa gacanteeda galisay jijin la qurxaanaatay si ay ...

Read More »

Cilmibaaris: Feyruska Corona waxa uu ku badbaadi karaa oogada sare ee Taleefankaaga 28-cisho

Himilo – Feyruska dhaliya xanuunka Covid-19 ee SARS-CoV-2 ayaa baaqi kusii ahaan kara 28-berri oogada sare ee shaashadda taleefanada gacanta, lacagaha aan isticmaalno iyo biraha dushoodaba, sida lagu ogaaday cilmibaaris ay sameeysay wakaaladda cilmiga seyniska ee dalka Australia. Mudadaasi waxey ...

Read More »

Manchester United oo qiimo sare ku dooneysa Erling Braut Haaland

Himilo – Erling Braut Haaland ayaa door muhiim ah ka ciyaaray kulankii ay xulkiisa Norway guusha ka gaareen Romania. Laacibkaan ayaa kamid noqday xiddigaha lala xiriirinayo Manchester United bisha January marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Haaland ayaa doorbiday  Borussia ...

Read More »

Barcelona oo weli xiiseyneysa Georginio Wijnaldum

Himilo – Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xaqiijiyay in weli ay doonayaan soo qaadashada Georginio Wijnaldum iyo Memphis Depay. Kooxda Spanish-ka ayaa si xooggan loola xiriirinayay u dhaqaaqista laacibka khadka Liverpool iyo weeraryahanka Lyon intii uu furnaa suuqa kala ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan