Home / 2020 (page 29)

Yearly Archives: 2020

100-jir ka qalin-badeshay dugsiga sare

Himilo – Waxbarashada lagama gabagoobo, waxaa tusaalle u ah Albert Montella oo kasoo jeeda gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka. Todobaadyo kahor inta uusan u dabaal degin dhalashadiisa boqolaad ayuu shahaadadiisa dugsiga sare ka qaatay dugsiga Rose Tree Media School. Muuqaal ...

Read More »

Daraasad: Nitric Oxide dawada suurtagalka ah ee COVID-19

Himilo – Daraasad loo adeegsaday Virto, ayaa lagu ogaaday in isku dhafka Nitric oxide lagu xakameyn karo SARS-CoV-2, feyruska sababa xanuunka COVID-19. Waxa uu isku dhafkani gacan ka geystaa in marinnada dhiigga ay noqdaan waasac, taas oo kordhineysa qulqulka dhiigga ...

Read More »

A Guide For International Dating

Foreign dating can be quite challenging if you don’t know what you are carrying out. If you have a small amount of time to free and have the patience for determination, then this can be a terrific way to start ...

Read More »

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of the word Mail Bride before. Perhaps you will learn more about it when you check out this article. This kind of term pertains to a person who leaves her along with country ...

Read More »

Nigeria: Qalab cusub oo lagu baarayo Covid-19

Himilo – Seynisyahano Nigeria u dhashay ayaa soo saaray qalab cusub oo lagu baari karo feyruska sababa xanuunka Covid-19, si loo daboolo baahida sii baaheysa ee loo qabo helidda PCR. NIMR, Machadka cilmibaarista caafimaadka Nigeria, ayaa sheegay in qalabkaasi uu ...

Read More »

Muxuu Shaqiri ka yiri xiriirka kala dhaxeeya Jurgen Klopp?

Himilo – Muuqaal laga baahiyay Swiss FA, ayuu Xherdan Shaqiri ku sheegay in waayihiisa Liverpool yahay  mid wanaagsan isla markaana  uu ku faraxsan yahay kooxda Merseyside. Laacibka qaranka Swiss ayaa sheegay in xiriir wanaagsan uu kala dhaxeeyo Jurgen Klopp, balse ...

Read More »

Manchester United oo dib ugu laaban doonta arrinka Jadon Sancho bisha Janaayo

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in aysan ka quus dhigin saxiixa Borussia Dortmund ee Jadon Sancho iyaga oo u dhaqaaqi doona bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Red Devils ayaa si xooggan loola xiriirinayay laacibka qaranka ...

Read More »

90-jir baraneysa habka loo isticmaalo Laptop-ka

Himilo – Mary Mathews, oo ku nool koofur-galbeed Hindiya ayaa hantisay qalbiyada dadka isticmaala mareegaha internet-ka, markii la arkay muuqaal iyada oo isticmaaleysa Computerka gacan ku qaadka ah. Waxaa raacsanaa muuqaalkaasi qoraal u dhignaa, “Ayeeydeey oo 90-jir ah oo baraneysa ...

Read More »

Da’yarta ugu lugaha dheer caalamka

Himilo – 17-jir kasoo jeedda gobolka Texas ee dalka Mareykanka, ayaa magaceeda lagu daabacay buugga Guinness World Records ee lagu keydiyo xogta dadka leh sameyska iyo hibada gaarka ah, amaba sameeya tijaabooyinka guuleysta. Maci Currin, ayaa loo aqoonsaday haweeneyda iyo ...

Read More »

Singapore oo robod ku ilaalineysa dadka jabiya xeerka kala fogaanshaha Corona

Himilo – Dowladda Singapore ayaa adeegsaneysa hab cusub oo ay ku ilaalineyso dadka ku xadgudbaya xeerka kala fogaanshiyaha xilligga Corona. Hindisahan cusub oo yareyn kara qatarta boliisku ku qaadi karaa xanuunka mudada ay ku jiraan shaqada, ayaa waxaa loo adeegsan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan