Himilo – Muneer Sarri Al Jundi oo ah naqshadeeye u dhashay Siiriya, ayaa lahaa hindisaha al-baabka quruxda badan ee ku xiran goobta barakeysan ee kacbada. Albaabka oo farsameyntiisu ay qaadatay seddax sano, ayaa laga sameeyay bir lagu dahaaray alwaaxda qaali ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Cumaan oo baareysa kiisas looga shakiyay feyruska cusub
Himilo – Wasaaradda caafimaadka dalka Cumaan ayaa ku dhaawqday in afar qof oo safar kaga yimid Ingiriiska laga helay feyrus looga shakisan yahay midka cusub ee sida dhaqsaha ah ku faafa. Dr. Ahmed Al Saidi, wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in ...
Read More »Australia: Buurta gubaneysa 6-kun ee sano
Himilo – Tixanaha dhuxuleed ee xiriirsan 30-ka mitir ee ku dhinac yaalla buurta Wingen ee dalka Australia ayaa holcaya muddo ku siman lix kun oo sano, dabkaasi oo noqoday midkii ugu mudada dheeraa ee soo mara caalamka. Dabka qabsada dhuxulaha ...
Read More »Phil Jones oo bisha January ka dhaqaaqaya Man Utd
Himilo – Manchester United laacibkeeda Phil Jones ayaa la werinayaa in ay suuragal tahay ka tegista kooxda marka la gaaro bisha January. Daafacan dhexe ayaan kooxda kasoo muuqan fasal ciyaareedkan dhaawac soo gaaray awgii, balse Jones ayaan kamid aheyn safka ...
Read More »Robert Lewandowski: “Waxaan diyaar u ahaa in aan ku biiro Manchester United”
Himilo – Bayern Munich weeraryahankeeda Robert Lewandowski ayaa shaaca ka qaaday in mar uu ku sigtay ku biiritaanka Manchester United xilligii uu joogay Borussia Dortmund. 32 sanno jirkaan loo caleema saaray hanashada xiddiga ugu wanaagsan abaal marinta FIFA ee sanandka ...
Read More »Function As First To study What The Analysts Assert About Alt Review Search Sign in
Articles Forget Reaching This together with your Alt Assessment Search Login, Do This Kiddies, Work and Alt Assessment Search Login The web site may be very explicit to make sure that each of the subscribers are above the age of ...
Read More »Kiisaska Covid-19 ee dunida oo sii kordhaya
Himilo – Dunida waxaa sii kordhaya dadka qaadaya iyo kuwa u dhimanaya xanuunka dilaagga ah ee Covid-19, iyada uu ku dhacay dad ka badan 76 milyan oo ruux halka ay u dhinteen 1.7 milyan oo kale. Wadamada korarka laga dareemayo waxaa ...
Read More »Arsenal oo isha ku heysa Valencia weeraryahankeeda Maxi Gomez
Himilo – Arsenal ayaa lagu warramayaa in ay quudareynayaanValencia weeraryahankeeda Maxi Gomez marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha January. Kooxda ku jirta fadhiga 15aad ee Premier League ayaa keliya dhalisay 12 gool 14 kulan oo ay ciyaareen, Gunners ...
Read More »John Stones oo heshiiska u kordhinaya Manchester City
Himilo – Daafaca lagu magacaabo John Stones ayaa la werinayaa in qallinka uu duldhigi doono heshiis cusub uu la gelayo kooxda Manchester City. Laacibka qaranka England ayaa hoos u dhac ku wajahay Etihad Stadium xagaagii laga soo gudbay isaga oo ...
Read More »Myanmar: Xayawaanada bakhtiya oo la xabaalo
Himilo – Wadamo badan oo uu ku jiro dalkeenna xayawaanada aan xannaaneysano amaba innala nool marka ay bakhtiyaan malaha goobo gaar ah oo lagu aaso, si loo illaaliyo caafimaadka bulshada iyo nadaafadda degaankaba, balse dad ku nool dalka Burma mushkiladaasi ...
Read More »
Radio Himilo
