Himilo – Xarunta ka hortagga iyo xakameynta cudurrada ee Africa, ayaa sheegtay in dalalka qaaradda ay wajahayaan mowjadii labaad ee feyruska corona, xilli la heli karo 20% tallaalka ay u baahan yihiin dadyowgeeda. Sida lagu xusay xogta CDC wadamada bariga ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Kabo aad ku illaalin karto habka kala fogaanshiyaha Covid-19
Himilo – Kaba tole u dhashay dalka Romania, ayaa ka fikiray sida uu kaalin kaga qaadan karo xakameynta cudurka faafa ee Covid-19, kaas oo dad badan ku dilay dalkiisa hooyo. Grigore Lup, ayaa billaabay bishii Maarso ee sanadkan sameynta kabo ...
Read More »Koofur Kuuriya: Dadka qaadaya Coronavirus oo kordhay
Himilo – Kiisaskii ugu badnaa ee maalin gudaheed laga diiwaan galiyo dalka Kuuroyada Koofureed ayaa lahelay arbacadan, iyada oo howl-wadeenada caafimaadka ay ku andacoonayaan in dadku aysan illaalineynin habka kala fogaanshiyaha cudurka. Wakaaladda ka hortagga iyo xakameynta cudurrada ee dalkaasi ...
Read More »Shiinaha: Qabowgii ku qasbay tuugga inuu isu dhiibo boliiska
Himilo – Boliiska gobolka Hubei ee bartamaha Shiinaha ayaa gaaray magaalada Ezhou, si ay kaga jawaabaan qeyla dhaan kaga timid dadka degaanka. Markii ay goobta gaareen ayey arkeen tuug feera qaawan oo saran daaqadda dhisme dabaq ah oo ka kooban ...
Read More »Daraasad: Kangaroo waxaa la bari karaa habka loola xiriiro Aadanaha
Himilo – Xayawaanka ka tirsan bah Naasleey ee dheereeye ee Kangaroo waxaa la bari karaa habka loola xiriiro bini’aadamka si la mid ah kuwa dabjooga ah oo tusaalle looga dhigi karo Eyga, sidaasi waxaa lagu shaaciyay cilmibaaris la sameeyay. Si ...
Read More »Gareth Bale oo hal sabab ugu laaban kara Real Madrid
Himilo – Gareth Bale ayaa u baahan dib ugu laabashada Real Madrid xagaaga soo aadan waana haddii uu kooxda ka tego tabababre Zinedine Zidane. Todobo sanno oo uu naadiga Real Madrid la joogay, laacibka qaranka Weles waxa uu ka saaciday ...
Read More »Barcelona oo iska diiday iibinta Frenkie de Jong xilli ay xiiseneyso Bayern Munich
Himilo – Bayern Munich waxa ay xiiseeneysaa Barcelona khadkeeda dhexe Frenkie de Jong inkasta oo ay u badan tahay inaysan Barcelona aqbali doonin iibinta laacibkan. Kooxda hanatay horyaalka Germany ayaa isu diyaarineysa in ay ku qarash garreyso adeegga 23 sanno ...
Read More »McCarthy: Boliiskii isku beddalay Kabalyeeriga
Himilo – Boliis illaalo ka hayay magaalada ku taala wabiga jiinkiisa ee Murrieta ee gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa joojiyay xilli habeen ah ruux jabiyay sharciga wado marista. Qofkaasi oo ahaa adeege maqaayad oo siday dalab cunno bisil ah ...
Read More »Mareykanka oo dadkiisa ka tallaalaya cudurka Covid-19
Himilo – Shaqaalaha caafimaadka ayaa noqday kooxdii ugu horreeysay ee laga tallaalo cudurka aafada ah ee Covid-19 ee Mareykanka, kuwaas oo hormuud u ah la dagaalanka feyruska dilaagga ah ee corona. “Ku kalsoonow cilmi seyniska. Tallaalkani waxaa loo soo saaray ...
Read More »Paris Saint-Germain oo Arsenal kaga horreysa saxiixa Houssem Aouar
Himilo – Paris Saint-Germain waxaa la werinayaa in ay daneenayaan Lyon khadkeeda dhexe Houssem Aouar oo ay rabaan in ay soo qaataan sannadka 2021. Xiisa xooggan waxa uu xiddiga qaranka French kaga imaanayay kooxda Arsenal horraanta sannadkan, iyada oo ugu ...
Read More »
Radio Himilo
