Himilo – Bayern Munich ayaa la werinayaa in ay qorsheenayaan dalab ka gudbinta Chelsea garabkeeda Callum Hudson-Odoi marka la gaaro bisha Janaayo. Frank Lampard ayaa ku adkeysanaya in 20 jirkaan uu kooxda iska sii joogo isla markaana muhiim u yahay ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Mareykanka oo oggolaaday isticmaalka tallaalka Covid-19
Himilo – Hay’adda Mareykanka u qaabilsan cunnada iyo dawooyinka, ayaa oggolaatay in tallaalka ay soo saartay shirkadda Pfizer-BioNTech la siiyo dadka waayeelka ah amaba wajahaya xaaladaha kale ee caafimaad si ay kaga badbaadaan feyruska Karona. Oggolaanshiyahaasi ayey ku tilmaamtay FDA ...
Read More »Qoys 39-sano la nool Yaxaas!!!
Himilo – Iskaba daa in la xanaaneystee, dadku badi ma jecleystaan aragtida, u dhawaanshiyaha, ama la dariska xayawaanka biya ku noolka ah ee Yaxaaska, balse qoys kasoo jeeda Japan ayaa waxey la noolaayeen muddo ku dhaw nus qarni. Nobumitsu Murabayashi ...
Read More »Take benefit from One’s Thai Women Designed for Marriage
Content How Frequently Did your Thai Women For Marriage Make Your Neighbours Say That Top rated Thai Women For Marriage Reviews! The Essential Of Thai Women Intended for Marriage How Often Did your Thai Women of all ages For Matrimony ...
Read More »Maxaa muranka galiyay dhirirka buurta Everest?
Himilo – Muddo ka badan toban sano oo muran iyo isriix-xriix ah, dowladaha Shiinaha iyo Nepal waxey ugu danbeyntii heshiis ka gaareen dhirirka buurta Everest, balse taasi kama dhiganaan doonto dhammaadka sheekada. Joogga buurta ugu dheer caalamka ayey ku jaan ...
Read More »Juventus oo iska beecineysa Aaron Ramsey
Himilo – Juventus waxaa lagu warramaaya in ay iibinayaan laacibkooda Aaron Ramsey haddii ay soo iibsadaan xiddig khad dhexe ah. Laacibkan qaranka Wales ayaa si bilaash ugu soo dhaqaaqay naadiga reer Italy isaga oo markaa ka yimid Arsenal sannadkii 2019. ...
Read More »Bayern Munich oo dalab ka gudbisay Frenkie de Jong
Himilo – Barcelona khadkeeda dhexe Frenkie de Jong ayaa la werinayaa in uu bartilmaameed macquul ah u yahay naadiga Bayern Munich. De Jong ayaa hadda ololihiisa labaad ku qaadanaya Camp Nou, isaga oo kusoo billowday 49 kulan halka siddeed ciyaarood ...
Read More »People’s Vaccine Alliance: Dalalka hodanka ah ayaa xaabsanaya tallaalka Covid-19
Himilo – Wadamada hodanka ah ayaa goor hore soo iibsaday dhibca tallaal oo ku filan si ay dadkooda seddax jeer kaga tallaalaan cudurka dilaagga ah ee Covid-19, halka kuwa soo korayana ay ka hareen dadaalka loogu jiro ciribtirka coronavirus, sidaasi ...
Read More »Sidee Maxaabiis $30,000 ugu uruuriyeen arday sabool ah?
Himilo – Sheekadan cajiibka ah ayaa ka dhacday xabsi ku yaala gobolka California ee dalka Mareykanka, halkaas oo maamulka dugsiga Palma uu go’aansaday in uu billaabo barnaamijka isdhexgal ahaa oo lagu xoojinayo awoodda aqris ee maxaabiista. Waxaa loo saaray tiro ...
Read More »26-jir wiilkii ay haasaawe-wadaagga ahaayeen ka gudbisay dacwad
Himilo – haweeneey 26-jir ah ayaa kiis hadal hayn badan ka dhex abuuray bulshada waxey ka furtay Maxkamadda Zambia, iyada oo ku andacooneysaa in wiil ay haasaawe wadaag ahaayeen uu guursan waayay. Gertrude Ngoma, ayaa u sheegtay maxkamadda in Herbert ...
Read More »
Radio Himilo
