Himilo – Real Madrid ayaa isu diyarineysa in adduun lacageed dhan £200milyan kusoo qaataan xiddiga Paris Saint-Germain weerarka ugu ciyaara ee Kylian Mbappe. Ku guuleystaha koobka adduunka waxa qandaraaskiisa uu kooxda ku joogayo kaga haray 18 bilood, inkastoo agaasimaha ciyaaraha ...
Read More »Monthly Archives: January 2021
Eduardo Camavinga oo xiiso ka helaya Real Madrid
Himilo – Eduardo Camavinga ayaa xiiso ka helaya kooxda Real Madrid, balse xiddiga Rennes khadka dhexe ugu ciyaara ayaa aad loo hadal yahay ka tegista kooxda kahor inta uusan go’aan ka gaarin mustaqbalkiisa. 18-jirkaan ayay indhaha horyaalka Ligue 1 soo ...
Read More »Dhaqtarka Bukaannadiisa Kansarka qaba ka cafiyay Deymihii ku qornaa
Himilo – Dhaqtar Muslim ah oo ku nool Maraykanka laguna magacaabo Omar Atiq ayaa go’aansaday inuu deynta ka dhaafo ama ka cafiyo bukaannada la xanuunka Kansarka kuwaas oo in badan oo kamid ah aysan awoodin inay iska bixiyaan lacagta ku ...
Read More »Eric Garcia oo ku wajahan Barcelona
Himilo – Daafaca Spain ee Eric Garcia ayaa heshiis dib ugu laabasho ah la gaaray kooxda Barcelona xagaagan. 19 sanno jirkaan ayaa kamid ah wax soo saarka xerada La Masia, wuxuuna hadda jecleysanayaa in uu dib ula midoobo kooxdiisii carruurnimo. ...
Read More »India: Nin geed u saarnaa 8 saacadood inay u soo laabato xaaskiisa!
Himilo – Doddappa waa 40 jir ka soo jeeda India wuxuu sameeyey arrin soo jiitay dadka kula nool Karnataka. dhawaad 10 saacadood ayuu saarnaa geed isaga oo codsanayay inay dib ugu soo laabato xaaskiisa oo shan sano ka hor ka ...
Read More »Manchester United oo hoggaanka u heysa soo qaadashada Boubakary Soumare
Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in ay xiiseynayso la saxiixashada khadka dhexe Lille ee Boubakary Soumare. 21-sano jirkaan ayaa aad loola xiririnayay in uu ka dhaqaaqayo kooxda reer French, 12-kii bilood ee lasoo dhaafay iyada oo uu xiiso ...
Read More »Xabaddii Daangada ahayd ee halista galisay nolosha dhallaan
Himilo – Jordy Gordon oo kasoo jeedda Scotland, waxa uu ahaa laba sano jir markii uu afka gashtay uu dabadeedna liqay daango, taas oo noloshiisa khatar galisay. Hooyadii Shona Macgillivray, ayaa ula carartay isbitaalka markii uu joojin waayay qufac, iyada ...
Read More »