Himilo – Weeraryahanka Reer Masar iyo Kooxda Liverpool ayaa shaaciyay in ay suuragaltahay in uu maro waddadii Mane kaddib markii ay kooxda isku fahmi waayeen heshiis cusub oo uu dalbaday. Saalax iyo Liverpool ayaa isku mari la’ dalabka mushaarkiisa todobaadlaha ...
Read More »Monthly Archives: June 2022
Harqaanle: “Dharka ugu badan oo aan tolno, wuxuu noqday kuwa calanka”
Himilo – Goor barqo ah iyo gudaha mid kamid ah dawaarlayaasha Suuqa weyn ee Madiina, Khadra Maxamed waxay saaka u timid in dalab gaar ah oo ay ugu diyaargaroobayso munaasabad soo aadan loo sameeyo. “Waxaan rabaa in la ii tolo ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 212aad
Taageerayaasha Inter Milan oo lagu wargeliyay in aysan soo dhaweyn Lukaku
Himilo – Hoggaanka Ururka ay ku mideysanyihiin Taageerayaasha Kooxda Inter Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa ku wargeliyay taageerayaasha in aysan soo dhaweyn u sameyn Lukaku oo kooxda dib ugu laabanaya. Weeraryahanka ka soo jeeda Bilgiumka ayaa lagu eedeeyay in xagaagii ...
Read More »Xajka iyo xaaladaha u gaarka ah Xujeyda Soomaalida
Himilo – Xajku waa rukniga shanaad ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo qofka cimrigiisa ah. Xajku waa qasdi uu qofku u qasdiyo Baytulxaraamka isagoo ...
Read More »Ciyaaryahan jacayl la sameystay garsoore casaan siiyay
Himilo – Daafaca FC Emmen, Jeff Hardeveld ayaa xiriir jacayl la yeeshay garsoore Shona Shukrula oo u dhalatay dalka Holland. Todobaadkan ayey xiriirkooda jacayl ku shaaciyeen baraha bulshada. Xiriirka jacayl ayaa ka billowday markii daafaca uu kaarka casaanka ah qaatay ...
Read More »La kulan: Kalluunka ugu wayn caalamka
Himilo – Dadka ku nool jiinka wabiga Mekong ee dalka Cambodia ayaa soo dabay kalluun seynisyahannadu ku tilmaameen midkii ugu waynaa ee ebed laga dhex helo biyaha macaan, kaasi oo xogtiisa la keydiyo. Waxaa culeyskiisa uu gaarayaa 661 pound oo ...
Read More »Waardiyihii Shalay ee Maanta Xafiiska fadhiya
Himilo – Si caadada u ah subax walba, Da’uud Maxmauud Maxamed oo ku magac-dheer Da’uud Muudeey wuxuu xafiiskiisa ku qaabilaa howlwadeennada xafiisyada laamaha kala duwan ee Jaamacadda Muqdisho si uu uga dhageysto tabashadooda – uguna fududeeyo baahiyaha uga xiran xafiiskiisa. ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 211aad
Gaarigii Ronaldo ee joogay $2M oo doolar oo shil ku burburay
Himilo – Gaari uu lahaa Cristiano Ronaldo ayaa waxaa uu shil ku galay Sa Coma ee dalka Spain halkaas oo isaga, saaxiibtiis iyo 5 Carruur ah oo uu dhalay ay dalxiis u joogaan. Gaariga ka burburay Ronaldo ayaa waxaa uu ...
Read More »
Radio Himilo
