Home / 2022 / September

Monthly Archives: September 2022

FAO: 28% Dhul-beereedka dunida waxaa laga soo saaraa cunto la qasaariyo

Himilo – Bulshada caalamka waxey la daalaadhaceysa digniino isi soo taraya oo la xiriira colaado, qiimo kororka xagga cuntada iyo shidaalka ah, oo lagu daray masiibooyin ka dhashay cimilada is baddelaya. Iyada oo ay jiraan dhibaatooyinkan is biirsaday oo si ...

Read More »

28 September- Maalinta caalamiga ah ee helidda xogta guud

Himilo  – Tan iyo sannadkii 2016-kii, UNESCO ayaa xusta 28-ka September maalinta caalamiga ee helitaanka guud ee xoggaha kaddib qaraar ka soo baxay Qaramada Midoobay oo loogu asteeyay maalintan xuska xaqqa helitaanka xoggaha caalamka. Helitaanka xoggaha waaa xaq katirsan xuquuqda ...

Read More »

27 September – Maalinta caalamiga ah ee Dalxiiska Adduunka

Himilo – Nolosha malaayiin ruux oo ku nool caalamka ayaa ku tiirsan dalxiiska, halka dowlado badan uu u yahay isha ugu wayn ee dhakhliga soo gala. Dal-xiisku wuxuu ka mid noqday dhinacyada uu saameynta taban ku yeeshay Feyruska karoona kaas ...

Read More »

Liverpool oo qarka u saaran inay ku guuleysato tartanka kooxaha ee hanashada Jude Bellingham

Himilo – Kooxda Liverpool ayaa lagu soo warramayaa in ay dalab rasmi ah ka gudbisay xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Jude Bellingham. 19 jirkaan ayaa la filayaa inuu dhexda u galo loolan adag oo suuqa kala ...

Read More »

“Qur’aanka waxaan ka helay wixii aan raadinayay noloshayda oo dhan” haweeney islaantay

Himilo – Quraanku waa isha hanuunka iyo ilbaxnimada basharka. Maryam oo ah gabar British ah oo ku nool  Plymouth, Southwest England markii ay kala furtay Quraanka waxay ka heshay sababtii dhabta ahayd oo ay nolosha ka baadigoobaysay. Waxaana ku waasacmay ...

Read More »

23 September – Maalinta caalamiga ah ee afka tilmaamta

Himilo – Ku dhawaad 72 Milyan oo qofood ayaa naafo ka ah maqalka caalamka oo dhan. 80% dadkaasi waxay ku nool yihiin dalalka soo koraya. Wadar ahaan, waxay adeegsadaan 300 luqadood oo ah afafka kala duwan ee tilmaanta sida laga ...

Read More »

Barcelona oo hoos u dhigaysa xiisihii ay u qabtay Ruben Neves

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa in ay qaboojisay xiisihii ay u qabtay xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Wolverhampton Wanderers ee Ruben Neves. Mustaqbalka xiddiga reer Portugal ayaa mar kale su’aal la geliyay intii lagu jiray suuqa ...

Read More »

21 September – Maalinta Caalamiga ee Nabadda

Himilo- Maalinta Caalamiga ee Nabadda waxaa sanadle loo qabtaa 21-ka bisha September si loo garowsado dadaallada shaqsiyaadka, ururrada iyo dowladaha ay ku dhameynayaan colaadaha kuna soo dabaalayaan nabadda. Shinbirta ayaa u ah astaan lala xiriiriyo Maalinta Caalamiga ee Nabadda. Hal-ku-dhegga ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maxaa xal u noqon kara abaaraha nolosha dadka Soomaaliyeed dib u dhigaya?

Himilo – Dhaqamada dadka Soomaaliyeed ee soo jireen ah waxaa ka mid ah in marka uu qof ka mid ah bulshada uu xoolo beelo loo sameeyo xoolo goyn oo micnaheedu yahay in dib loogu suura geliyo helidda xoolo uu dhaqdo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan