Home / 2022 (page 18)

Yearly Archives: 2022

12 August- Maalinta caalamiga ee dhallinyarada

Himilo – Wasiirada dhalinyarada iyo matelayaal kale oo ka socday 146 dowladood iyo ismaamul oo caalamka ah ayaa ku yeeeshay Lisbon caasimadda Bortuqiiska kulankii ugu horreeyay ee noociisa ah, si dib loogu qaabeeyo siyaasadaha ku wajahan dhainyarada, loo dhaqan geliyo ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Liverpool oo xaqiijisay inay heshiis kordhin u sameyneyso Harvey Elliott

Himilo – Liverpool ayaa ku dhawaaqday in xiddigeeda Harvey Elliott uu heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa kaas oo gaaraya ilaa xagaaga 2027. 19-sano jirkaan ayaa dib ugu soo biiray safka koowaad ee Jurgen Klopp ka dib markii uu ka soo ...

Read More »

Qormo kooban oo ku saabsan doorashada Kenya

Qormadan oo dhowr dhinac ka iftiimineysa  doorashadii ka dhacday Kenya, waxaa qoray oo bartiisa Face book soo dhigay xog-hayaha ururka Somali Journalists Syndicate (SJS) Cabbdalla Axmed Muumin. Wuxuu ku billaabay qormada. Waxaan fursad u heley inaan ka mid noqdo korjoogtada ...

Read More »

Heerarkii ay soo martay wax beerashada iyo halka ay maanta joogto

Himilo – Kaalinta beeraha ee nolosha ayaa ah mid soo jireen ah, heerar kala duwan soo martay isla markaanna weli lagu tiirsan yahay dheefta ka soo baxda. Bani’aadamka ayaa qarniyo iska soo dhaxlayay farsamada beer qodoshada, waxa mar kasta ku ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Timo Werner oo dhameystiraya ku laabashada RB Leipzig

Himilo – Xiddiga kooxada Chelsea ee Timo Werner ayaa lagu soo warramayaa inuu dhameystiri doono heshiis uu ugu biirayo naadiga RB Leipzig isla maanta Isniinta. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka qandaraaskiisa Chelsea weli waxaa ka harsan saddex sano balse ...

Read More »

Maxay yihiin farriimaha lagu soo gaba-gabeeyay toddobaadka wacyi gelinta naas-nuujinta?

Himilo – Qaramada midoobay iyo dawladaha xubnaha ka ah ayaa soo gaba-gabeeyay toddobaadka wacyi-gelinta naas-nuujinta kaas oo la waday taniyo kowdii bishan. Olahan ayaa lagu dhiiri-gelinayay isla markaana lagu taageerayay joogteynta nuujinta. Waxaa dhinacyada ay quseyso lagu booriyay inay  xil-weyn ...

Read More »

Iskuulada dalka oo dib ula midoobay ardaydii fasax sanadeedka uga maqnaa.

Himilo – Dugsiyada bixiya waxbarashada aas-aasiga ah ee ku yaalla dalka ayaa maanta dib u furmay kaddib muddo ku dhaw laba billood oo ay ku jireen ardaydu fasaxii sanad dugisyeedka. Waxaa billowday waxbarashadii sanad dugsiyeedka cusub ee 2022/23. Ardayda qeybtood ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan