Yearly Archives: 2022
La Kulan: Farshaxaniistaha xirfaddeeda ku wacyigelisa bulshada
Himilo – Sanaa Yuusuf Maxamuud waa farshaxaniiste, xirfadeeda waxey u adeegsataa soo bandhigidda dhaqanka iyo hiddaha suuban ee soomaalida. Inkasta oo ay xirfaddan jecleyd tan iyo yaraanteedii haddana ma helin goob ay ka barato oo ay ku hormariso, sida ay ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 220aad
Waa sidee waxbarashada carruurta ku nool xeryaha barakaca ee Muqdisho?
Himilo – Ku dhawaad Seddax milyan oo caruur soomaaliyeed ah ayaa banaanka ka jooga goobaha waxbarashada, sida ay sheegtay hay’adda caruurta iyo waxbarashada u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNICEF. Tiradaasi waxaa laga baqdin qabaa inay ku kororto 400-kun oo kale, ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 219aad
Erik ten Hag oo kulankiisii ugu horreeyay ee Liverpool ku furtay guul
Himilo – Tababaraha kooxda Manchester United Erik ten Hag ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay qaab ciyaareedka ciyaartoydiisa kulankii furitaanka xilli ciyaareedka cusub ee Talaadadii ay Liverpool kula ciyaareen Thailand. Jadon Sancho, Fred, Anthony Martial iyo Facundo Pellistri ayaa shabaqa ...
Read More »Wax ka ogow kaalinta baradhada ee nolosha
Himilo – Marka dib loo raad-raaco baradhada asalka xididkeeda wuxuu dib ugu noqonayaa waddanka Peru, halkaas oo la aaminsan yahay in markii ugu horreysay lagu beeray iniinyaheeda. Baradhadu boqolkiiba 80 waa biyo dareere ah, halka boqolkiiba 20-ka kale ay tahay ...
Read More »11 July – Maalinta Caalamiga ah ee dadka
Himilo – Golaha maamula Barnaamijka horumarinta qaramada Midoobay ee UNDP ayaa snadkii 1989-kii markii ugu horreysay la soo shir tagay maalinta caalamiga ah ee Dadka si ay dowladaha ugu baraarujiyaan kororka ku socda dadka dunida oo markaasi laba sano kahor ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 218aad
Goobaha dal-xiiska iyo maalinta labaad ee Ciidda
Himilo – Xarumaha dal-xiiska ee ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad soo dhaweynaya dad degmooyin kala duwan uga imaanaya oo raba inay sawirro ku galaan ama ku nastaan. Dadka tagaya goobaha nasiinada waxaa ugu badan qoysas carruurtooda wata iyo ...
Read More »