Home / 2022 (page 27)

Yearly Archives: 2022

Maxey tahay sababta Ciyaarta England iyo Italy loogu diiday taageerayaasha?

Himilo – Xiriirka Kubbadda Cagta Qaaradda Europe ee UEFA ayaa ka mamnuucay in mucaashaqiina Ciyaaraha tagaan Garoonka Ciyaaraha ee Molinuex Stadium kulanka caawa dhex Mari doona xulalka England iyo Italy. UEFA; ayaa ku sababeysay in Ingiriisku ku fashilmay xakameynta taageerayaashiisa ...

Read More »

Muruq-maalka cusbada ee xeebta Jasiira oo ku dhaw inay shaqada joojiyaan

Himilo –  Xeebta Jasiira marka laga tago in loo dal-xiis iyo tamashle tago, geesta kale, waxay  goob shaqo u tahay xoogsada Cusbada ka soo saaraha biyaha dhanaan ee badda ka go’an ee ay fariisiyaan. Muruq-maalka ku shaqo taga waxay qabtaan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 206aad

Read More »

Dhallinyaro doonaya inay cilmiga badaha uga faa’iideeyaan dadkeenna

Himilo ­­­­- Ibrahim Xuseen Maxamed wuxuu dhigtaa cilmi aan inta badan lagu bixin jaamacadaha dalka. Waana sannadkii ugu dambeeyey ee jaamacadda uu ka dhigto culuumta badaha. “Markii aan arkay kheyraadka muuqda oo aan aqoontiisa martida uga nahay umadaha kale iyo ...

Read More »

Berlin: Bar-billowga mushkiladaha heysta Africa

Himilo – Galab Sabti ah, 15-kii November sanadkii 1884-kii, Shir ballaaran oo uu hindisihiisu lahaa hogaamiyihii Jermalka Otto von Bismarck, ayaa ka furmay hoygii uu ka deganaa magaalada caasimadda ah ee Berlin. Miis u sameeysan sida qoobka fardaha ayay isugu ...

Read More »

Nin lagu helay in ciyaaraha Premier league uu qarsoodi u iibinayay oo la xukumay

Himilo – Steven King, ayaa lagu xukumay 7 sano oo xabsi ah sanadkii 219kii kaddib markii Maxkamadda ku heshay dambi ah in uu si sharci darro ah u iibinayay ciyaaraha Premier league isaga oo aan heysan xuquuqda baahinta. King, iyo ...

Read More »

Shaqaalaha guryaha dhisa oo rusqeyn shaqo kala kulmaya wiishash

Himilo –  Ragga muruq maalka ah ee ka shaqeeya dhisidda dabaqyada Muqdisho ayaa ka cabanaya tiknolojiyadda dhismaha loo adeegsado oo ay sheegeen inay hoos u dhigtay fursadda ay shaqo ku heli karaan. Noloshooda waxay ku tiirsaneyd lacagta maalinlaha ah ee ...

Read More »

Tahriibku xal ma u yahay xaaladda ka sii dareysa ee dhallinyarada?

Himilo – Soomaaliya dhibaatada ugu badan waxay ku dhacdaa dhallinyarada marka loo fiiriyo dhinacyada ku loolamaya dalka iyo shaqo la’aanta guud ee dalka ka jirta. Keliya shaqo la’aanta ma ahan cunsurka keliya ee dhallinyarada ku dhiirigaliya inay tahriibaan, sidoo kale ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 205aad

Read More »

05 June – Maalinta caalamiga ah ee degaanka

Himilo — Muddo aan u fog, waxaan qodaynay godkii lagu xabaali lahaa nolosha degaanka; kheyraad walba oo ku dihan iyo baxaali quruxsanaanteeda waxaa lagu waday dhac iyo wax-yeelo joogto ah; mana jirto mas’uuliyad umadeed oo la iska saaray si wadajir ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan