Home / 2022 (page 5)

Yearly Archives: 2022

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 34aad

Read More »

Isbeddelka cimilada iyo saamayntiisa Soomaaliya

Himilo – Afar xilli roobaad oo xiriir Soomaaliya kama aysan di’in roobab mug leh sida ay sheegeen ha’yadaha ka shaqeeyama arrimaha deegaanka iyo cimilada. Isbeddelka cimilada ayaa arrintan loo aaneynayaa, iyadoo saameynta isbeddelkan ay gaartay waddamo kala duwan haddana Soomaaliya ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 33aad

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 32aad

Read More »

Waa kuwee kooxaha ugu cadcad ee qaadan kara Ronaldo?

Himilo – Fiorentina ayaa lagu warramayaa in weeraryahanka Manchester United Cristiano Ronaldo uu yahay bartilmaameedka macquulka ah ee suuqa kala iibsiga. Todobaad ka hor koobka adduunka ayaa la ogaaday in Ronaldo uu wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Piers Morgan, ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 31aad

Read More »

20 November – Maalinta warshadaha Africa

Himilo – Sanad kasta 20 November waxaa Africa looga dabbaal deggaa maalinta warshadaha qaaradda. Waa maalin laga wada hadlo sidii la isaga kaashan lahaa kacaan sanco oo si siman uga billowda guud ahaan dalalka gobolka ee la daalaa dhacaya dhibaatooyinka ...

Read More »

Toddobaadka caalamiga ah ee hal-abuurka ganacsiga

Himilo – Qiyaastii 17-kun oo sano kahor dhalashadii nabi Ciise CS dadku waxay ahaayeen ugaarto soo disha hadba noolaha ay helaan. Xilligaasi ganacsiga jira wuxuu ahaa mid ku saleysan badeecad-badeecad ku baddelasho. Noocan ganacsi waa uu jiray illaa laga soo ...

Read More »

Maqal- Riyaadu Saalixiin – Casharka 30aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan